Skill Fusion Academy

Skill Fusion Academy

Share

Academy lagu barto xirfado casri ah oo kaa caawinaya horumarinta aqoonta iyo shaqadaada.

20/03/2026

Waxaan qiimo dhimis ku sameynay dhammaan koorsooyinka aan bixino

๐ŸŽฌ Video Editing

๐ŸŽจ Graphic Design

๐Ÿ“ฒmobule graphic design

Qiimo dhimistu waxay ku eg tahay: 26 March 2026
Xenfy advert

19/03/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑul Fitri ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

Maamulka & Hawlwadeennada Machadkaskillfusion waxay Hambalyada iyo farxadda Ciidul Fidriga la wadaagayaan Guud ahaan umaddaha Islaam-ka ah si gaar ah Ummadda Soomaaliyeed

Waxaynu idiin leenahay Ciid Wanaagsan, Farxad & Nabad ku Ciida.

โ€Žุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„
โ€Žูƒู„ ุนุงู… ูˆ ุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ



06/03/2026

JIMCO MUBARAK ๐ŸŒ™
Waa Jimcihii 3aad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha inaga yeelo kuwii loo dembi dhaafay, cibaadadoodana la aqbalay, uguna dambayn janada lagu abaal mariyo. ๐Ÿคฒ



05/03/2026

๐ŸŽจ MA RABTAA INAAD NOQOTO GRAPHIC DESIGNER ADOO MOBILE-KAAGA ISTICMAALAYA?
Ha sugin ilaa aad computer ka iibsanayso! Maanta waxaad ku baran kartaa naqshadaynta (Graphic Design) adoo jooga gurigaaga, una isticmaalaya kaliya Mobile-kaaga. ๐Ÿ“ฑโœจ
๐Ÿ“Œ sidoo kale Ha seegun fursadaan waa mid dahabi ah oo aan mar dambe ku soo mareynin

๐Ÿ“‹ Faahfaahinta Koorsada:
Goobta: Online (Gurigaaga ka baro).
Bilowga: 7-ta March, 2026.
Muddada: 1 Bil kaliya.
Lacagta: diiwaangalinta Kaliya $5(Aad u jaban!).
Shahaado: Haa, waxaad helaysaa shahaado marka aad dhameysato.

"Ha sugin ilaa aad ka iibsanayso Computer, xirfaddaadu waxay ku dhex jirtaa gacantaada!"
๐Ÿ“ž Is-diiwaangeli hadda:

*Gabagabo: Fursaddani waa mid dahab ah,hubi inaad buuxiso shuruudaha si aad u hesho xirfad mustaqbal leh.*
FG:- koorsadan waxey ku bixi doontaa qaab online ah
๐Ÿ“ž Is-diiwaangeli hadda:

Wixii faafaahin nagala soo xariir
+252-614841234
+252-624841234

Skill Fusion Academy
Abdimajid Mohamed Ahmed
Xenfy advert
Maajid digital creative

02/02/2026

๐ŸŽ‰ Fasalka Cusub ee Graphic Design Wuu Furanyahay! ๐ŸŽ‰
Skill fusion Academy waxay idiin soo kordhisay fursad gaar ah!
Hadda waxaa si rasmi ah u furmay fasalka Graphic & Visual Design oo loogu talagalay kuwa doonaya in ay bartaan hal-abuurka & xirfadaha naqshadeynta casriga ah.
๐ŸŽจ Graphic & Visual Design
๐Ÿ—“๏ธ Bilaabasho: 06-SEP- 2025
๐Ÿ“† Duaration: 2 Months
๐Ÿ•˜ Waqtiga: full time
๐Ÿ’ก Maxaad baran doontaa?
โœ… Farsamooyinka naqshadeynta (design principles)
โœ… Software-ka sida Photoshop & Illustrator
โœ… Diyaarinta naqshado Canacsi ,Waxbarsho ,Id cards , Logos, iwm.
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
๐Ÿ“ฑ 0614841234
๐Ÿ’ฌ WhatsApp: isla lambarkaas

Want your school to be the top-listed School/college in Walvis Bay?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Location
Walvis Bay