Waxaan qiimo dhimis ku sameynay dhammaan koorsooyinka aan bixino
๐ฌ Video Editing
๐จ Graphic Design
๐ฒmobule graphic design
Qiimo dhimistu waxay ku eg tahay: 26 March 2026
Xenfy advert
Skill Fusion Academy
Academy lagu barto xirfado casri ah oo kaa caawinaya horumarinta aqoonta iyo shaqadaada.
19/03/2026
๐๐ถ๐ถ๐ฑul Fitri ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ
Maamulka & Hawlwadeennada Machadkaskillfusion waxay Hambalyada iyo farxadda Ciidul Fidriga la wadaagayaan Guud ahaan umaddaha Islaam-ka ah si gaar ah Ummadda Soomaaliyeed
Waxaynu idiin leenahay Ciid Wanaagsan, Farxad & Nabad ku Ciida.
โุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุงุนู
ุงู
โูู ุนุงู
ู ุงูุชู
ุจุฎูุฑ
06/03/2026
JIMCO MUBARAK ๐
Waa Jimcihii 3aad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha inaga yeelo kuwii loo dembi dhaafay, cibaadadoodana la aqbalay, uguna dambayn janada lagu abaal mariyo. ๐คฒ
05/03/2026
๐จ MA RABTAA INAAD NOQOTO GRAPHIC DESIGNER ADOO MOBILE-KAAGA ISTICMAALAYA?
Ha sugin ilaa aad computer ka iibsanayso! Maanta waxaad ku baran kartaa naqshadaynta (Graphic Design) adoo jooga gurigaaga, una isticmaalaya kaliya Mobile-kaaga. ๐ฑโจ
๐ sidoo kale Ha seegun fursadaan waa mid dahabi ah oo aan mar dambe ku soo mareynin
๐ Faahfaahinta Koorsada:
Goobta: Online (Gurigaaga ka baro).
Bilowga: 7-ta March, 2026.
Muddada: 1 Bil kaliya.
Lacagta: diiwaangalinta Kaliya $5(Aad u jaban!).
Shahaado: Haa, waxaad helaysaa shahaado marka aad dhameysato.
"Ha sugin ilaa aad ka iibsanayso Computer, xirfaddaadu waxay ku dhex jirtaa gacantaada!"
๐ Is-diiwaangeli hadda:
*Gabagabo: Fursaddani waa mid dahab ah,hubi inaad buuxiso shuruudaha si aad u hesho xirfad mustaqbal leh.*
FG:- koorsadan waxey ku bixi doontaa qaab online ah
๐ Is-diiwaangeli hadda:
Wixii faafaahin nagala soo xariir
+252-614841234
+252-624841234
Skill Fusion Academy
Abdimajid Mohamed Ahmed
Xenfy advert
Maajid digital creative
02/02/2026
๐ Fasalka Cusub ee Graphic Design Wuu Furanyahay! ๐
Skill fusion Academy waxay idiin soo kordhisay fursad gaar ah!
Hadda waxaa si rasmi ah u furmay fasalka Graphic & Visual Design oo loogu talagalay kuwa doonaya in ay bartaan hal-abuurka & xirfadaha naqshadeynta casriga ah.
๐จ Graphic & Visual Design
๐๏ธ Bilaabasho: 06-SEP- 2025
๐ Duaration: 2 Months
๐ Waqtiga: full time
๐ก Maxaad baran doontaa?
โ
Farsamooyinka naqshadeynta (design principles)
โ
Software-ka sida Photoshop & Illustrator
โ
Diyaarinta naqshado Canacsi ,Waxbarsho ,Id cards , Logos, iwm.
๐ Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
๐ฑ 0614841234
๐ฌ WhatsApp: isla lambarkaas
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Walvis Bay