12/07/2017
IMTIXAANKII HAWLQABASHADA [PRACTICAL EXAM] – DAAWO, ARDAYDA KULLIYADDA CAAFIMAADKA EE JAAMACADDA HARGEYSA
Waxaa ardayda Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Hargeysa u bilaabmay imtixaanka loo yaqaano hawlqabashada [Practical] kaasoo lagaga qaadayo Cusbitaalka Guud ee Hargeysa gudihiisa. Imtixaankan a…
12/07/2017
PRACTICAL EXAM: FACULTY OF MEDICINE, HARGEISA UNIVERSITY – MONITORED BY KINGS COLLEGE
The practical component of University of Hargeisa’s Medical School is being conducted at Hargeisa Group Hospital. As reported by UoH, this exam will be exclusively “conducted and monit…
11/07/2017
DIB U EEG: 60 JIR U FADHIISTAY IMTIXAANKA DUGSIYADA SARE
Axmed Maxamed Cali oo dhashay sannadkii 1955 ayaa u fadhiistay Imtixaanka Shahaadada Dugsiyada Sare, Degmada Balcad, sannadka 2016. Axmed oo hadda 60 jir ah ayaa fasal wax kula dhigta caruur la da&…
11/07/2017
DALLADA WAXBARASHADA EE ILAYS
Dugsiyada Hoose/Dhexe iyo Sare iyo Jaamacadda Ilays, xilliga la aasaasay, qaybaha ay ka koobanyihiin, tirada dhigata iyo xogo kale oo muhiim ah oo ku saabsan Dallada waxbarashada ee ILAYS. DAAWASH…
11/07/2017
DUGSIGA SARE EE ILAYS LAASCAANOOD, ARDAYDII KA QALINJEBISEY
Magaalada Laascaanood waxaa xaflad qalin jibineed loogu sameeyey 166 arday oo sannadkan dhammaystay waxbarashada heerka Dugsiyada Sare. Gudoomiyeyaasha Jaamacadaha Nugaal, Ileys iyo Golis ayaa kala…
10/06/2017
MUHIIM, ARDAYDA JAAMACADDA EELO OO SOO BANDHIGAY ‘SOFTWARES’ CUSUB OO AY HAL ABUUREEN
Kulliyadda ICT ee Jaamacadda EELO ee ku taala degmada Boorama, Gobolka Awdal, ayaa lagu soo bandhigay ‘Softwares’ ay si gaar ah u hal abuureen ardayda ka qalin jebineysa Dufcadda Toddob…
10/06/2017
TARTANKA HAL ABUURKA GANACSIGA EE JAAMACADAHA, QAYBTIISII SHANAAD
Jaamacadda Beder International ayaa qaybtan Shanaad ee Tartanka Halabuurka Ganacsiga ee Jaamacadaha ku soo bandhigtay dhallinyaro wax ka barata oo dhexdooda kaga tartamaya sidii arday walba uu ugu …
10/06/2017
LIISKII NATIIJADA IMTIXAANADA EE TOBANKA ARDAY EE UGU SARAYSA OO SANNADKAN LA JOOJIYEY
Shirkii ku saabsanaa Xadaynta Qishka Imtixaanada ee ka socdey Hudheelka Maansoor, Hargeysa, ayaa la soo gebagebeeyey iya doo sida ay sheegayaan warar hordhac ah oo aanu helney, halkaasi laga soo sa…
10/06/2017
DAAWO, ARDAY SOOMAALIYEED OO DUGSIYADA SWEDEN DHAMMAYSTAY OO LOO XAFLADEEYEY
Magaalada Vänersborg ee Dalka Sweden waxaa lagu qabtay xafaladda Sanad dugsiyeedka 2016 iyo 2017 taasoo lagu soo gabagabeyay magaaladaasi oo ay sannadkan ka mid ahaayeen ardaydaasi 7 Soomaali ah.…
10/06/2017
HARGEYSA: QISHKA IMTIXAANADA OO SHIR WEYN LAGA GALAY
Wada tashi ballaadhan oo loogu talo galay in lagu lafo guro sidii lagu xakamayn lahaa Qishka ama eegashada ee Imtixaanada Shahaadiga ah ayaa lagu qabtay Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. S…
10/06/2017
IMTIXAANADII BURCO OO JAHAWAREER GALAY: MAAYARKA OO AMRAY IN LA JOOJIYO, XAFIISKA IMTIXAANADA SOMALILAND OO SHEEGAY INAANAY WARKAAS HAYNIN
Maayarka Degmada Burco oo soo saaray Go’aan lagu joojinayo Imtixaanada Dugsiyada Degmadaasi, iyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka oo sheegay inaanay arrintaasi wax war ah ka haynin Imtixaan…