kheyr wade

kheyr wade inspirational quotes

03/03/2025
25/02/2025

La sawiran Gabadha ugu quruxda badan Somalia (Miss Somalia) oo Tartankii h**e ku guuleysatay.

Magaceedu waa Aisha Ikow ku dhalatay Saudi Arabia, ah Soomaali kasoo jeeda Koofur Galbeed, waxay kujirtaa diyaar garowgeedii ugu dambeeyey ee hanashada koobka Quruxda Africa (Miss Africa).

Nigeria Caasimadeeda Abuja ayaa Sanadkan lagu qabanayaa munaasadda ku dhawaaqista Miss Africa oo Soomaaliya ay ku matalayso Aisha Ikow.

Gabadhani Soomaalida iyo dowladda waxay ka dalbanaysaa in lagu garab istaago dowladdeeda iney matasho, Wasiirka Dhallinyaradda Mohamed Barre ayey la kulantay Asha si qorshaheeda Tartanka ula wadaagto.

Cali Aadan Muumin

Ahmed madobe rag weeye
11/12/2024

Ahmed madobe rag weeye

“2019-kii flim-kii aan soo aragnay iyo Riwaayadii oo sideedii ah ayaa maanta socota, waxaase ka sii xun oo layaab ah in Ilyaas Gaboose oo ina’adeerkay ah oo maalmo ka hor inta uusan Muqdisho kasoo bixin igu yiri doorashada hal maalin ha ku darin. in lasoo tashkiiliyay, laguna yiri adiga ayaa Madaxwayne ah. Aan idin weydiiyee Jubbaland ma jufadayda ayaa iska leh sow Soomaali kale majoogto? 2019-kii raggii saaxiibadayda ahaa oo ay Seeraar iyo Xidig hormoodka u ahaayeen ayaa Kismaayo Madaxwayne kaga dhawaaqay. waan isxakameeyay ee Villa Somalia waxay ku talagashay berrigaasi in Kismaayo dhiig ku daato. maanta waa sidii uun. Ma madaxwaynenimada uu Seeraar waayay ayuu ilyaas Gaboose heli karaa? Haddaan hadda amar bixiyo 10 daqiiqo iguma qaadanayso in aan soo afjaro Ilyaas Badal iyo kuwa la joogo. Laakiin waxaan ka gayoonayaa in aan anigu shaqsiyan aan Dhiig daadiyo maanta. Laakiin haddii ay ka waantoobi waayaan. Waxaan qaadanaynaa go’aamo qaraar”

Dal iyo dad aan naqaano oo aan leenahay oo aan kutacabnay dhiigeena. nin meel kale nooga yimid ugama hibaysanayno. marnaba ma dhacayso in gorgortan lageliyo Amniga Jubaland ayuu Madaxwayne Ahmed Madoobe ku daray hadalkiisa.

“Waan haysanaa ciidan adag oo leh khibrad, adkaysi,iyo akhlaaq. Ciidankaas waxaa si gooni ah u leh oo samaystay shacabka Jubaland. Ciidanka aad ku seexateen amniga ay dhaliyeen iyo Madax aan Dayicin amaanadiina oo aan gadmin oo aan baqin ayaa hareeraha idinka ah. marna ha ka walwalina Amnigiina”

“Anigu Axmed ahaan ma baqo mana qaato guunne iyo laaluush aan ciideyda iyo dadkayga ku gumeeyo”

Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Jubbaland

05/07/2024
21/12/2023

Address

Wajir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when kheyr wade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to kheyr wade:

Shortcuts

Share