28/02/2026
Ma’had Abu Ja’far lil-Qira’at wal-Ijazat
Ma rabtaa inaad si sax ah u barato Quraanka Kariimka ah adigoo gurigaaga jooga? Hadda waxaad ku baran kartaa hab online ah meel kasta oo aad joogto!
✨ Qeybta Ijaazada (jamaac & kaligaa)
✨ Qeybta Tahfiidka Mutuunta (Tuxfada, Jazariyada, Shaatibiyada, Durrah)
✨ Qeybta Xifdinta Quraanka Kariimka
✨ Qeybta Akhriska & Qoraalka
Fursad qaali ah ha seegin – ku soo biir maanta oo hel waxbarasho tayo leh iyo Ijaazo sharci ah.
📞 La xiriir: +254 794 722 343