SAFFA college

SAFFA college Dhamaadka Jaahilnimada Waa bilowga Horumarka

18/07/2026

Casharka 5aad; Barashada luqadda swahiliga.

07/07/2026

Casharka 4aad ee Taxanaha Jumlo sameynta , Meel ku qoro, La soco casharada xigo.

19/05/2026

Buuga barashada swahiliga;
Ma rabtaa in aad ku baratid Swahili si sahlan iyo muddo kooban, Halkaan ka soo dalbo manhaj dhameystiran .

09/05/2026

Barashada English-ka ( ma rabtaa in aad English ku barato si fudud? Nagu soo biir)

04/04/2026

Ma rabtaa in aad Swahili ku hadashid si fudud,
Nagu soo biir.

31/01/2026

Hadii aad rabto in aad barato English ama Swahili, ku soo biir saffa college


26/01/2026

Hadii aad rabtid in aad baratid afka swahiliga si fudud,
Bugaan soo dalbo, Mahadsanid.

25/01/2026

Baro qaabka loo dhiso jumlo saxan

20/01/2026

Qaabka loo sameeyo jumlooyinka.
,

19/01/2026

Ardayda dhamaan waa idin salaamay,

Kan waa page-ka Rasmiga ah ee school-ka,

I.a mar dhaw waxaan soo dhigi doonaa casharo idin ka caawin doona nolol maalmeedkiina.

Ha lagu xirnaado.

Sido kale, comment ahaan waad noogu soo qori kartaa meesha aad rabtid in aan xooga saarno sida naxwaha, jumlo sameynta, hadalka mise dhawaaqa.

Mahadsanidiin

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAFFA college posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category