🌟 Faa’iidooyinka Aayatul Kursi: • Qofkii akhriya habeenkii, Alle wuu ka ilaalinayaa shaydaanka ilaa subaxda. • Waa difaac iyo barako. • Waxaa lagu tilmaamay inay tahay aayadda ugu weyn Qur’aanka.
Macalin Juxa
Barasha Dinta islamka
1 Quranka karimka 📖
2 Tafsirka Quranka📒
3 axaa diista📖
14/10/2025
Muxuu ahaa shaygii ugu quruxda badna ee ilahay ku siiyay🫂
Igularaxayso Quranka
Majiro cod kamacan oo dhaguhu dhagaystan
Majirto cod kamacan oo ay dhaguhu maqlan
Majiro codkamacan oo dhaguhu maqlan🎤 # reels
14 October 2017 Waxay ahayd malin madow🖤 oo dhaman umada somaliyed ay wada xasustan u soduceye dadkii musliminta ahaa ee malintas dhintay😭 🙏 ale dhamantod janada haka warabiyo🤲
Wan idinsalamaya rer fecbook dhamantin
Hala iga warhayo😂🖐️🙏
Click here to claim your Sponsored Listing.