Xasan Cabdiqaadir muxumed

Xasan Cabdiqaadir muxumed

Share

Am journalist

30/06/2024

Madaxweynaha Kenya , William Ruto ayaa waraysi uu maanta bixiyay ku soo bandhigay dhacdooyin halis ku ahaa ammaanka Kenya oo lagu arkay inta uu socday mudaaharaadyadii lagu diidanaa sharciga maaliyadda, mid ka mid ah dhacdooyinka uu soo qaatay waxay ahayd in markii bannaanbaxayaasha ay gudaha u galeen xarunta Baarlamaanka in qayb ka mid ah ay si toos ah u aadeen goobta lagu kaydiyo hubka ee loogu talagalay in dhismaha lagu difaaco, isagoo intaa ku daray; “Waxaa jiri doona baaritaan lagu ogaanayo sida dadkan ay u ogaayeen in bakhaar hub uu ku yaallo dhismaha Baarlamaanka.”

Waxaa kaloo uu sheegay in kaamirada CCTV ay qabatay wajiyada dadkii weeraray Baarlamaanka,Maxkamadda Sare iyo xarumo kale, isagoo sheegay in muuqaallada CCTV lagu maxkamadeyn doono kuwii iskudayay inay gudaha u galaan bakhaarka hubka ee dhismaha Baarlamaanka, isagoo caddeeyay shaqsiyaadka la xiray inta mudaaharaadka uu socday in 1-da July la horkeeni doono maxkamadda. Qof kasta oo dambiyo gaystay inta dibadbaxa uu socday ayuu sidoo kale sheegay inay Booliiska xogtiisa kaydiyeen si gacanta loogu soo dhigo.

Ruto, waxaa kalo uu soo bandhigay in diidmada hindise sharciyeedka Maaliyadda 2024 ay ka dhigan tahay in Kenya ay ku qasban tahay in ay amaahato $7.7 bilyan si loogu buuxiyo qorshaha miisaaniyadda.

22/05/2024

Norway,🇳🇴 Spain 🇪🇸 iyo Ireland 🇮🇪 ayaa si rasami ah ugu dhwaqay inay Falastin u aqoon sadeen wadan madax banaan ✅

29/01/2024

Guushu waa hirshabeelle ✅

06/12/2023

Dadka u ololeeya isku dirka,naca iyo kala dilka bulshada Muslimiinta ah, Naarta ugu hosayasa ayaa loo balan qaaday in la gaynaayo.!”

Photos from Xasan Cabdiqaadir muxumed's post 24/07/2022

Diiri galin ayay ubaahan yihiin mar kasta ciidanku. (Mahadsanid madaxwyne)

13/07/2022
22/02/2022

اجمل دعاء 🤲

06/02/2022
Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر 05/02/2022

Breaking news | The child Ryan was removed from the well

Watch the first moments of baby leaving the tunnel in a live broadcast on YouTube

Al Jazeera Arabic Live الجزيرة البث الحي | البث المباشر البث الحي لقناة الجزيرة الإخبارية جودة عاليةالبث المباشر لقناة الجزيرة الإخبارية جودة عاليةالبث الحي لقناة الجزيرة العربية البث المباشر لقناة الجزيرة العربية...

05/02/2022

Ali Saharawi is an expert in digging holes and excavated land. Until yesterday he was busy in the cave where Rayaan was.
Rayaan hopes for the best Inshallah.

05/02/2022

: Warbaahinta dalka Morocco ayaa sheegaysa in kooxdkii ku hawlnayd gurmadka wiilka yar ku jira godka dhacay ay hadda joojiyeen qodistii ayna iminka galeen halka uu ku jiro Rayaan.

Dhakhtar ayaa hadda ku biiray kooxda doonaysa inay wiilka soo badbaadiyaan.

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Kimathi Street
Nairobi