03/04/2026
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaalayal waxaa inoo jiri doonto Axadaan Muxadaradi Dumarka ee bil walbo axada u horeysa lagu qabani jiray Iskuulka Al Fajri Komarock.
Halaga faaiideysto, Hana la isgaarissyo.
جزاكم الله خيرا
14/02/2026
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Muxadaro Muhiim ah aya jiri doonto malinka axada halaga faaiideysto
19/12/2025
Fajri group of Schools opening a new branch in NASRA GARDEN ESTATE, EMIRATES COURT.
05/12/2025
Asalamu Caleykum
Walaalayal halaga faaiideysto
06/11/2025
Ree Komarock ka faaiideysasho wanagsan Barnaamijkeeni bil laha ahaa
05/09/2025
Ree Komarock hala is gaarsiiyo
02/08/2025
Muxaadaraadi Bisha waa Barito inshallah
Halaga soo qeybgalo