The leadership of the Jareerweyne Community Association (JWCA) sincerely thanks all Host, Moderater Najma Osman Mohmed Scholars/Presenters Qadim Nurani Iftiin, Osman Abdullahi Osman and participants of todayโs educational session on scholarship opportunities and how to benefit from them.
Special appreciation goes to the Educational Department, Noor Abdi Sharif and Sharif Mohamed Abdi for organizing this important session, and to the young professionals who facilitated and shared valuable knowledge and guidance.
We also thank all attendees for their active participation and meaningful contributions.
As , we remain committed to supporting education and empowering our youth to access available opportunities.
We encourage everyone to apply the knowledge gained and continue pursuing educational growth.
โ .โ
Thanks for your time and participation.
Jaaliyadda Jareerwayne ee Kenya
Waa Page-ka Saxda ah ee Jaaliyadda Beelaha Jareerwayne ee Dalka Kenya
03/06/2026
๐ A GOLDEN OPPORTUNITY FOR THE Jareerweyne Youth in Kenya!
The Jareerweyne Community Association (JWCA) in Kenya, particularly the Education Office, in fulfillment of its mandate and commitment to educational development, warmly invites all Jareerweyne youth to participate in an important online educational session.
๐ Topic:
Strategic Pathways to Scholarship Opportunities
During this session, participants will learn about:
โ How to find and apply for international scholarship opportunities
โ Effective strategies and techniques for winning scholarship competitions
โ Educational opportunities available both locally and abroad
โ Guidance and real-life experiences shared by education experts and professionals
This session is a valuable opportunity to gain knowledge, practical advice, and inspiration that can help you achieve your academic and future career goals.
๐ Venue: Google Meet
๐ Day, Date & Time: Saturday, 06-June-2026 8:00 PM โ 10:00 PM
๐ Meeting Link: https://meet.google.com/wuo-rbqr-psf
Do not miss this valuable opportunity to invest in your future.
โEducation is the greatest investment one can make in oneself, take advantage of your opportunity today.โ
26/05/2026
๐ CIID MUBAARAK
Umadda Islaamka guud ahaan & Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan
Maamulka Jaaliyadda Beelaha Jareerweyne (JWCA) wuxuu dhammaan umadda Islaamka, gaar ahaan walaalaha Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaanba, ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.
"Waxaan Alle uga baryaynaa inuu ciaddan ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo isku duubni. Kullu Caam Wa Antum Bikhayr!"
Fariinta Maamulka:
Hambalyo iyo Boggaadin: Waxaan idin leenahay Ciid Wanaagsan, Illahayna ha naga aqblo acmaasha suuban.
Midnimo & Wadajir: Maalmahan barakaysan ha inoo noqdaan kuwo aynu isku cafino, isku caawino, kuna xoojino midnimadeena.
"Ciid Mubaarak โ Taqabala Allaahu Minna Wa Minkum"
๐ Jareerweyne Community Association (JWCA) โ Nairobi,Kenya.
26/05/2026
Xafiiska Warfaafinta Jaaliyadda Beelaha Jareerweyne ee Dalka Kenya wuxuu shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi iyo nawaaxigeeda ka codsanayaa inay gacan ka geystaan raadinta walaalkeen Jeylaani Iimaan oo ku lumay xaafadda Easleigh ee magaalada Nairobi.
Jeylaani waxaa la laโyahay muddo saddex (3) maalmood ah, wuxuuna ka mid yahay dadka qaba xaalad caafimaad oo dhinaca maskaxda ah, taas oo sii kordhineysa walaaca laga qabo badqabkiisa.
Cid kasta oo aragta ama hesha xog ku saabsan halka uu ku sugan yahay Jeylani Iman waxaa si naxariis leh looga codsanayaa inay si deg-deg ah ula xiriiraan maamulka Jaaliyadda ama eheladiisa.
Xiriirka ehelka 0748148104
Fadlan aan wadajir uga qeyb qaadanno badbaadinta iyo dib u helidda walaalkeen.
Xafiiska Warfaafinta
Jaaliyadda Beelaha Jareerweyne ee Dalka Kenya
16/05/2026
Kulan is xogwaraysi ahaa ayaa Hoggaanka Jaaliyadda Jareerwayne ee Kenya waxay la yeesheen Gudoomiyahii h**e ee Jaaliyadda Beelaha Jareerwayne Mudane Omar Abukar Omar oo booqosho ku jooga Nairobi.
Gudoomiyaha Jaaliyadda Mudane Jibril Nurani Iftin ayaa uga warbixiyay Gudoomiyahii h**e ee Jaaliyadda Howlaha Socda,Guulaha la gaaray iyo Howlaha Hortabinta leh ee la hiigsanayo.
Gudoomiye Cumar Abuukar Cumar ayaa Bogaadiyay Waxqabadka muuqda ee Jaaliyadda isaga oo dhiiri geliyay in lasii laba jibaaro dadaalada loogu adeegayo Bulshada.
Kulankaan ayaa kamid ahaa kulamada isku xirka iyo adkaynta Midnimada Bulashadeena looga gol leeyahay.
30/04/2026
Waxaa sharaf weyn inoo ah inuu marti sharaf inoo yahay Madaxweyne Ku-xigeenka (GSBC) kaas oo nala wadaagi doona aragtiyo iyo dhiirrigelin muhiim ah.
29/04/2026
Fursad Dahabi ah oo loogu talagalay Dhalinyarada beelaha Jareerweyne ee Dalka Kenya.
Jaaliyadda Beelaha Jareerweyne ee dalka Kenya, gaar ahaan Xafiiska Waxbarashada, wuxuu si sharaf leh ugu martiqaadayaa dhammaan dhalinyarada beelaha Jareerweyne inay kasoo qeyb galaan kulan muhiim ah oo lagu qabanayo aaladda fogaan aragga.
๐ Mowduuca Kulanka:
Strategic Pathways to Scholarship Opportunities
Kulankan waxa diiradda lagu saari doonaa:
โจ Sida loo helo deeqo waxbarasho (scholarships)
โจ Talooyin iyo xeelado kaa caawinaya inaad guuleysato
โจ Fursado waxbarasho oo gudaha iyo dibadda ah
Waxa kulanka idinla wadaagi doona aqoonyahanno ku takhasusay dhinaca waxbarashada, kuwaas oo bixin doona hagid iyo waayo-aragnimo dhab ah oo kaa caawin karta inaad gaarto himiladaada.
๐ Goobta: GoogleMeet
๐ Waqtiga: (Sabti @8:00pm-10:00pm)
๐ Link-ga: (https://meet.google.com/oif-gvri-ubo)
Ha seegin fursadan qiimaha badan ee mustaqbalkaaga waxbarasho!
โAqoontu waa furaha horumarka โ ka faaโiidayso fursaddaada maanta.โ
27/04/2026
Kulankii Todobaaadlaha ee Hoggaanka Jaaliyadda Jareerwayne ee Kenya ayaa Qabsoomay Todobaadkan iyadoo laysla Meel dhigay Qodobo Cad Cad oo Hadaf iyo Hiigsi buuxa Xambaarsan.
Gudoomiyaha Jaaliyada Jibril Nurani Iftin ayaa Shir Gudoomiyay Kulanka.
04/02/2026
Gudoomiyaha Jaaliyadda Beelaha Jareerwayne ee Dalka Kenya Mudane Jibril Nurani Iftin ayaa kulamo aad u balaaran ka wada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Kulamadii ugu dambeeyay ee Gudoomiye Jabriil uu muqdisho kaga qayb galay ayaa waxaa kamid ahaa Hoggaanka Tiyaatarka Qaranka oo uu kulan gaar ah la qaatay kadib Booqasho uu ku tagay Xarunta Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya,
Abwaan Maki Xaaji Banaadir Maareeye ku xigeenka Tiyaatarka iyo Agaasimaha Tiyaatarka Qaranka Mudane Axmed Abuukar Abunaa iyo bahda fanka Soomaaliyeed ayaa kulamo Mira Dhal ah ay wada Qaateen iyadoo Dhinacyada ay isku raaceen in la xoojiyo Midnimada iyo Wacyi gelinta Beelaha Jareerwayne.
Dhinaca kale Gudoomiye Jabriil Nuuraani ayaa Maanta Kulan is xog waraysi ah la qaatay Dhalinyarada Beelaha Jareerwayne ee reer Jubbaland ee Muqdisho ku nool waxaana wadahadal dheer kadib dhinacyada ay wada Qireen Muhiimada ay leedahay in la wada shaqeeyo laykuna Xirnaado.
Hogaanka Aqoon yahanka iyo Siyaasiyiinta Beelaha Jareerwayne ee Reer Muqdisho ayaa Gudoomiyaha Tan iyo Tagistiisii Muqdisho si wayn u maamusay kaalin wayna ku leh Qabsoomida Shirarkan Muhiimka ah.
Jaaliyadda Jareerwayne ee Kenya
Click here to claim your Sponsored Listing.