Jama4k

Jama4k Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jama4k, Nairobi.

25/03/2026

Sheeko Qosol leh πŸ˜‚

22/03/2026

Taageere Saalixi Oo Nolosha ka Dahcay πŸ’”πŸ˜‚πŸ˜‚

22/03/2026

πŸ‘‰ Qisadii Muuska 🍌 || Episode 1 ||



21/03/2026

SalmoπŸ˜‚πŸ˜‚

πŸ“– Dhameystirka  Kitaabka Xisnul Muslim (Saqiir) πŸŽ‰Alxamdulillaah! Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayda dhammey...
05/02/2025

πŸ“– Dhameystirka Kitaabka Xisnul Muslim (Saqiir) πŸŽ‰

Alxamdulillaah! Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayda dhammeystay barashada kitaabka Xisnul Muslim (Saqiir), oo uu qoray Sheekh Abdirisaq Hassan Cali (Seefle). πŸ†πŸ“š

Tani waa guul weyn oo astaan u ah dadaalka, xasuusashada ducooyinka, iyo barashada axkaamta diinta. Waxaan Alle ka baryeynaa inuu ka dhigo cilmi anfaca, kuna xoojiyo cibaadadooda iyo nolashooda. 🀲✨
Hambalyo dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo waalidiinta kaalin weyn ka qaatay barashadooda! πŸŽŠπŸ‘
πŸ“–πŸ€²

Address

Nairobi
NAIROBI

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jama4k posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share