22/08/2025
Carruurteenna yaryar ayaa si qurux badan u soo bandhigay nashiido ka hadleysa fadliga iyo sharafta cilmiga.
Codadkooda macaan iyo erayada qiimaha leh ayaa xusuusin u ah dhammaanteen in cilmigu yahay iftiin, jaahilnimaduna ay tahay mugdi.