17/09/2024
Sadex dhibaato iyo sadex xal
1_haddii aad naftaada ka Kari waydo waxyaabaha xumaanta ah ee ay naftu aadka u jeceshahay xalkeedu waa salaada. Caddeyn,. rabbi wuxuu yidhi
"فخلف من بعدهم خلف أضاعوا الصلاة واتبعوالشهوات"
2_ haddii aad dareentid farxad la,aan iyo guul darro hubi inta ay la,egtahay baarinimada aad hooyadaa u samaysid
Caddeyn,. "برا بوالدتى ولم يجعلني جبارا شقيا "
3_haddii aad dareento nolol cidhiidhi ah, murugo iyo niyad jab xalkeedu waa qur,aanka.
"ومن أعرض عن ذكري فإن له معيشة ضنكا
11/09/2024