Jama Ahmed

Jama Ahmed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jama Ahmed, Education, Eastleigh Mall, 1st Avenue, Eastleigh,, .

19/10/2025

Macmiil Waxa diyaar idin kugu ah xarunta sanabil - Company ee magaalada kismaayo
oo aad ku qaadan kartid si muraabaxa ah.

hadaba soo gaar yaan laga hormarin xarunta waxa ay kuu taala agagaarka Dhabshil ama ka soo horjeedka IBS Bank ama Madbacada Baravo jeed.





19/10/2025

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis!!

Dhamaan bulsho weenta reer kismaayo iyo nawaaxigeeda waxaa lagu bishareeynaya in Company - ga Sanabil Company uu markeedi ogu horeeysay ksimayo kaga furay xafiis Company-ga waxa uu si muraabaxa ah ku bixinaaya teleefoonada nocyadoodi ogu dambeeyay adiga iska bixin karo si bile ah, maalinle ah amaba Isbuucle ah hadaba ha moogaan fursadaan ka faa'ideeyso oo noqo qofka ogu horeeyay.

Want your school to be the top-listed School/college?

Culinary Team

Attire

Telephone