معهدالازهر لتعليم القراءن الكريم وعلومه في كنيا

  • Home
  • Kenya
  • Nairobi
  • معهدالازهر لتعليم القراءن الكريم وعلومه في كنيا

معهدالازهر لتعليم القراءن الكريم وعلومه في كنيا KU SOO DHAWAADA MACHADKA BARASHADA DIINTA ISLAAMKA معهدالازهر لتعليم القراءن الكريم وعلومه في كنيا

01/11/2024

Waxa Loogu bisharayn Hayaa Bulsha waynta Ku dhaqan Xafada islii iyo Nawaxigeda in lagu Soo Kordhiyay Mac,hadka Al Azhar Qaybo Cusub Sida Xalaqaadka & Dawrooyin Faida badan Gara Ahaan Ardayada Dhigata iskuulaadka iyo Macaliminta Qura,aanka dhiga Si Dag dag Ah waxa U bilabanaysa Dawradi iskuuleyda Oo wali is Diwan Galintu Socoto Mamulaha Guud Ee Mac-hadka
Ayaa Ka war bixin haya

06/04/2023

Silsilada Siirada Xabiibka CSW Sheekh Maxamad Shariif Cabdiwahab iyo Qisooyin Cajiib ah..

31/03/2023

Darsiga 6xaad Silsilada Siirada Suubanaha CSW oo qisooyin cajiib ah Xanbaarasan Sh/Maxamad Shariif Cabdiwahaab..

30/03/2023

Musaabaqada Machadka Al Azhar ee Bisha Ramadaan oo ka dhaceysa Masjidul Hudaa South B.

30/03/2023

Darsiga 5Naad Silsilada Siirada Suubanaha CSW oo ku saabsan qaabka uu nabiga Abihii ugabadbaaday Gowraca uu aabihii kunadray..

29/03/2023

Darsiga 4raad Silsilada Siirada Xabiibka CSW oo ku saabsan werarkii Kacbada ee Asxaabul Fiilka iyo Jabkii ku dhacay Sh/Maxamad Shariif C/wahaab..

28/03/2023

Darsiga 3xaad Silsilatul Xabiib oo ku saabsan Nasabka Xabiibka CSW Sh/Maxamad Shariif Cabdiwahaab..

28/03/2023

Darsiga 3xaad Silsilatul Xabiib oo ku saabsan Nasabka Xabiibka CSW iyo sida uu qoyskiisu ahaa Sh/Maxamad Shariif Cabdiwahaab..

27/03/2023

Darsiga 2baad Silsilatul Xabiib oo ku saabsan Sababtii Naibiga looga soosaaray Jasiiratul Carab iyo soobixitaankii Nabiga CSW Sida ay aheyd Sh/Maxamad Shariif Cabdiwahaab..

25/03/2023

Darisiga 1baad Siirada Nabiga CSW Xurmadle Sheekh Shariif Cali Shariif Cabduwahaab.

BISMILLAAH,BARNAAMIJKA SILSILADDA SIIRADA XABIIBKEEYNA C.S.W.Intaan ku guda jirno Bisha Barakeeysan ee Ramadaan Maalin w...
25/03/2023

BISMILLAAH,
BARNAAMIJKA SILSILADDA SIIRADA XABIIBKEEYNA C.S.W.

Intaan ku guda jirno Bisha Barakeeysan ee Ramadaan Maalin waliba Salaadda Duhur Kadib iyo Masjid Sunna xaafadda islii ilaaaahay idinkiisa.
معهدالازهر لتعليم القراءن الكريم وعلومه في كنيا

Address

Eastleigh Masid Suna Jam Street
Nairobi
HTTPS://GOO.GL/MAPS/QGXANDTJ9GQW3ICL8

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهدالازهر لتعليم القراءن الكريم وعلومه في كنيا posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to معهدالازهر لتعليم القراءن الكريم وعلومه في كنيا:

Shortcuts

Share