Ahmett funy

Ahmett funy ᴜsɪsᴀʜᴜᴀ ᴍᴘᴇɴᴢɪ ʜᴀɪɴᴀ ᴅʜᴀᴡᴀ�

Adun iyo xaal keed🥲Xilli danbe oo habeen ah  ayaan xaafada imid anigoo daallan oo ciyaar ka imid kadib Guriga ayaan iska...
25/02/2026

Adun iyo xaal keed🥲
Xilli danbe oo habeen ah ayaan xaafada imid anigoo daallan oo ciyaar ka imid kadib Guriga ayaan iska furay waxaana isha ku dhuftay xaaskayga oo jiifta Qolka fadhiga iyo Saxuurtii oo diyaarsan.

Kadib Waxaan eegay Telephonekayga gacanta mise 7 jeer ayay isoo wacday xaaskayga anna k**a qaban sababtoo ah ciyaar ayaan dheelayay Marna Asxabtayda ayan iskala sheekaysanayay maba xasuusan inay isugayso xaaskayga weliba Guri cidlo ah,

Kadib waan usoo dhawaaday dhagta ayaan afka u saaray waxana u sheegay in aan guriga imid nasiib wanaag way hurdo fududahay xaaskayga waana ay ku toostay Hadalkayga.

kadib waxan waydiiyay sababta ay halkaan u jiifto waxayna igu tiri caawa dhan ayaan kusoo wacayay adna lanbarka igama Aadan qaban kadib waan daalnaa hurdo ayaa i qabatay xitaa Ma aqaan goorta aan seexday ayay igu tiri.

Waxaan dareemay in aan masuuliyaddaydii daciiftay oo aan illoobay inaan nafteeda masuul ka ahay, waxaan go.aan ku gaaray inaan joojiyo Asxaabtayda iyo inaan guriga xilli danbe imaado.
Waayo kaligay ayay dad iga haysataa guri cidlo ahna way joogtaa sidaa darteed wax walba ayaa ku dhici kara .

kadib indhaha ayan kala qaaday waxaana ogaaday inaan Riyo ku jiro Sariirtaydana jiifo oo aan weli iskaabulo ahay,

Riyooyinka qaar waa macaan iyo qaraar is dhinac yaal 😆

Jᴜᴍᴀ ᴋᴀʀ33 ᴀsxʙᴛᴀ ǫᴀʟɪᴋᴀ 🥰
25/05/2023

Jᴜᴍᴀ ᴋᴀʀ33 ᴀsxʙᴛᴀ ǫᴀʟɪᴋᴀ 🥰

Salalaahu caleeyhi wasalim
10/09/2022

Salalaahu caleeyhi wasalim

04/09/2022

ᴀᴍ ʙᴀᴄᴋ✌️

Address

Nuneyz
Nairobi
FUNY

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmett funy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ahmett funy:

Shortcuts

Share