Cali Faatix

Cali Faatix Riyada Wanaagsan waa Bishaaro Dhanka Allah ka Tamid

Safarka RW xamse abdi barre ee deegaanada SSC khaatumo waa mid muujinaya in lagaaray waqtiga goosashada miraha dadaalkii...
13/04/2025

Safarka RW xamse abdi barre ee deegaanada SSC khaatumo waa mid muujinaya in lagaaray waqtiga goosashada miraha dadaalkii reer SSC waana mid ciid ku shubaysa cid walba oo uu ku jiray fikir gooni goosad ah.
Marka aad adigu wax iska dhigto ayey dadku wax kaa dhigaan.
Guul iyo gobanimo SSC khatumo.

Buugga soosocda ee sheikh ibraahim dheere waxa uu noqon doonaa buug saamayn wayn ku yeesha soomalida dhexdeeda sumcad ba...
02/04/2025

Buugga soosocda ee sheikh ibraahim dheere waxa uu noqon doonaa buug saamayn wayn ku yeesha soomalida dhexdeeda sumcad badana sameeya insha Allah.

21/11/2023
Waxaan caawa kulanay sxbky Abwaan Sharlaawe iyo sxbkyAhmed Showqi rag dhalin yara ah oo ay maskax wayn ka dhex guuxayso ...
10/11/2023

Waxaan caawa kulanay sxbky Abwaan Sharlaawe iyo sxbkyAhmed Showqi rag dhalin yara ah oo ay maskax wayn ka dhex guuxayso gulaysta mudanayaal.

16/07/2023

Ma aqaano cidda kale eed wax tarayso hooyadan ka farxi

03/07/2023

Dadki ayey diinti ku dhaceen. Dhacdooyin naxdin leh.

Siigudbi fadlan.

30/06/2023

isha dad aad ubadan ayaa qabri ugu jira

Dadka qaar kood marka ay ugu cisyaan iyo alle kafogaansho badan yihiin waa maalmaha,ciidda.Ln taasi waa mid ka fog ujeed...
28/06/2023

Dadka qaar kood marka ay ugu cisyaan iyo alle kafogaansho badan yihiin waa maalmaha,ciidda.
Ln taasi waa mid ka fog ujeedada u alle noogu jideeyay farxadda ciidda.
Maalinka cidda ah waqti laqaado dadka ay mudan tahay in aad wagti laqaadato, kadib naftaada waqti sii waliba waqtiga ugu badan.
Dajiso gorshayaasha ilaa cidan cideeda kale aad jeclaan lahayd in aad xaqiijiso. Alle waydiso in uu kuu suurta galiyo arimahaas. Nin liita iyo nacasba malibaanaan. Guulaysta.

Ciid Mubarak my family or my friends.

09/06/2023

Dambigan sidan u xun marwalba ayaad samaysaa ( Subxanallah)

08/06/2023

Aduun xigmadii ka guurtay.

28/05/2023

Ciyaalki agoonta ahaa ayey lacag siiyeen m.a 😭😭😭😭

Address

P. O Box 227
Nairobi
00610

Telephone

+254713580914

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali Faatix posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Cali Faatix:

Shortcuts

Share