Cashiqin tv

Cashiqin tv

Share

kala soco muxaadarooyin ka diiniga ah nabi amaan scw scw scw iyo warbixino bulshada waxtar uleh

21/10/2025
16/09/2025

Soodhaweyntii gudoomiyaha golaha sare ee culimada soomaaliya caalimkii weynaa shiikh aadan macalin sugow ( sh. Suufi yare oo howlo shaqo Nairobi uyimid ayaa si diiran loogu soodhaweeyay joma kenyatta International Airport
Ahlu sunah wal-jama'ah".

07/09/2025
07/09/2025

Sheikh usuuli iyo dhalashada mowliidka صلي ألله عليه وسلم muxu ka yiri shiikha .

02/09/2025

Telefishinka Citizen ee dalkan laga leeyahay ayaa sheegay in gabar Soomaali ah lagu dilay xaafadda South B ee magaalada Nairobi.

Gabadhan oo lagu magacaabo Farxiya Axmed ayaa habeenimadii isniinta qol hotel ah la gashay nin lagu magacaabo Mwangi abbaaro 11:00 habeenimo.

Mwangi ayaa bixiyay 400 shilin taas oo ahayd lacagta ay qolkaa habeenkaas ku seexan lahaayeen isaga iyo Farxiya.

Habeenkii qolkaas ayay isla seexdeen labadooda.

Balse subaxii marka waagu baryay ayaa gabar lagu magacaabo Moraa, oo dooneysay inay qolka soo nadiifiso, ku aragtay meydka Farxiya. Mwangi wuu baxsaday.
Isla markiiba waxay wargelisay booliska.

Hadda booliska ayaa ku raadjooga halka uu u baxsaday Mwangi.

Gabdhaheena sidaas ayay u dambeysay.

Maalmahan waxaan idin sheegayay nacaybka ay Kenyanka u qabaan Soomalida, iyagoo mar walba ku andacoonaya inaan loo oggolayn inay guursadaan gabdhaha Soomaalida.

Photos from Cashiqin tv's post 01/09/2025

Masha allh 1,200 neef geel ah ayaa lagu xusi doonaa dhalashada bisha mowlidka xabibkeena صلي ألله عليه وسلم goobtuna waa muqdidho kaxda

01/09/2025

OGEYSIIS OGEYSIS

Bulshada ku dhaqan Nairobi waxaa ogeysiineyna in lagu jiro bishi mowlidka xabiibka صلي ألله عليه وسلم ee aan kaso qeeb galno waxa isku baraarujineynaa siirada rasuulka iyo saxaabadisi suubanaayeen insha allh

31/08/2025

Bilicda part 2 Nairobi

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Parkland Nairobi
Nairobi

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00