05/11/2025
๐ Doonaysaa in Aad Dhakhtar Nimo Ka Barato Jaamacadda Hubei Polytechnic?
Barnaamijka Shahaadada Koowaad ee Caafimaadka (MBBS): 'Bachelor of Medicine and Bachelor of Surgery' (Shahaadada Koowaad ee Dhakhtarnimada iyo Qalliinka)
โ
Shahaado Caalami Ah oo La Aqoonsan Yahay: Shahaadadan Dhakhtarnimada waxaa aqoonsan Hayโadda Caafimaadka Adduunka (WHO), ECFMG, iyo golayaasha caafimaadka ee waaweyn, taas oo awood kuu siinaysa inaad adduunka oo dhan ka shaqayso marka aad qalin-jabiso.
โ
Waxbarasho Sare oo Af-Ingiriisi ah: Barnaamijkan caafimaadka ee soconaya 6 sano (5 sano oo waxbarasho ah + 1 sano oo tababar ah), waxaa lagu bixinayaa gebi ahaanba Luuqadda Ingiriisiga.
โ
Kharash Waxbarasho oo Jaban:
Jaamacadda waxaa lagu yaqaanaa kharashkeeda waxbarasho ee soo jiidashada leh, taasoo ka dhigaysa tacliinta sare ee caafimaadka mid la heli karo.
โ
Deegaanka ardaygu degayo iyo Nolosha magaalada huangshi:
Jaamacadda waxay ardayda caalamiga ah siisaa meelo degganaan oo raaxo leh, waxaana la helayaa cuntooyin kala duwan, oo ay ku jirto cunto Xalaal ah.
Magaalada huangshi waa magaalo degan oo xasiloon ardayguna sifican uu ula qabsankaro
Xaga Qarashka Nolosha Qaali maaha !!
๐ธ Faahfaahinta Kharashka Waxbarashada:
Sanadka Koowaad: $5,650 USD danadka Ka Koobaad waa package ardayga Expenses kiisa oo dhami kujiraan sida visaha waxbarashada ardayga
- Hostel feega ama Guriga
- medical insurance ama Cardka caafinaadka re wadanka
- medical check up : baadhitaanka Caafimaad qabka ardayga oo laga baadhayo xanuhnada Faafa ama Halista ah ma Qabtid Adigu is Deji ๐
Sanadka Labaad iyo Wixii Ka Dambeeya: $2,600 USD
Kharashyo Qarsoon Ma Jiraan!!!
Haddaba, Aynu Bilowno Riyadaada Dhakhtarnimo ee Shiinaha, March 2026!