Bashir Sheikh Hassan Abdi Page

Bashir Sheikh Hassan Abdi Page Asc waad ku maadsantihiin inaad ka mid noqotaan asxaabta ku xiran Pagekeega Shukran

13/02/2026

Asc ruuxa muslimka ah wuxuu qiimihiisu yahay inta alla kacabsigiisu uu yahay,bulshada dhexdeeda wuxuu qiimihiisu yahay inta waxtarkiisa guud uu yahay waxaa laakiin aad ubadan dad magaca diineed xambaarsan oon dan umadeed iyo mid diineed aan midna wax ka qabanin laakiin hagar daameeya ruux kasta oo wax qabanaya turuntureeyana wax kastoo horumar ah kuwaasi waa kuwa kusuntan (واذا قيل لهم لاتفسدوا في الارض قالوا انما نحن مصلحون@الا انهم هم المفسدون
المصلحون المفسدون.

Caawa oo jumca ah saliga nabiga hala badiyo maxaa yeelay waan faranahay اللهم صل علي محمد وعلي آل محمد كما صليت علي إبرا...
09/10/2025

Caawa oo jumca ah saliga nabiga hala badiyo maxaa yeelay waan faranahay اللهم صل علي محمد وعلي آل محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي آل إبراهيم انك حميد مجيد
وبارك علي محمد وعلي آل محمد كما باركت علي إبراهيم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد
٢-ويومئذ يفرح المؤمنون بنصر الله ينصر من يشاء
وكان حقا علينا نصر المؤمنين

Sadex ruux mas uuliyad looma dhiibto
1-urursade 2-aarassed 3-iyo ku amar taagleeye
Quruxda bani aadamku waa diinta islaamka

11/05/2025

Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.

Asc dhamaan dhinacyada uu kadhaxeeyo khilaafka jubaland ayaa waxay umuuqataa inaysan ka fikirin aayatiinka ka dhalan kar...
27/11/2024

Asc dhamaan dhinacyada uu kadhaxeeyo khilaafka jubaland ayaa waxay umuuqataa inaysan ka fikirin aayatiinka ka dhalan kara isku dhac hubaysan oo qarxa waxaana isleeyahay 1-waxaa la fulinayaa ajandayaal shisheeye ama la ogyahay ama la moogyahay 2-Waxaa muuqata ama aniga tayda ha noqoto dhiiga dhalin yarada soomaaliyeed ha qulqulo 3-in cadawga soomaaliyeed laga farxiyo hooyooyinka soomaaliyeedna laga oohiyo 4-wadanka intiisa badan gacan cadaw oo kala duwan ku jira in la bilaabo dagaal qaab beeleed isu basdali doona waxay u egtahay maxaa iga galay dad diin iyo dalba dantaydu k**a dhex muuqata e 5-dhalanteed dhinacyo iska soo hor jeeda dhalaan soomaaliyeed baa la agoontaynayaa hadhawna dhibaato u dyacmi doona 6-dhiiga in ladaadiyo loo haliilaayo waa dhiig muslim ruuxii banaystana wuu ku gaaloobi ruuxii si kale uun qayb uga noqdana na dagaal fidno yuu qayb ka yahay
waxay aritani ubaahantay inta ayna gaadhin meel aan waxba laga qaban doonin in daddal kasta lagu bixiyo ka hortaga dagaal ka qarxa jubaland qaybaha bulshadana marda ha tuuraan balaayo gafuur laqabtay leedahaye daba la qabto ma laha intayna dhicin war hashu markay meeshan maraysay yaa yax yidhaahda war danaystayaasha ummada halaga gaadho.

Address

Nairoba
00610

Telephone

+254729733696

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashir Sheikh Hassan Abdi Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Bashir Sheikh Hassan Abdi Page:

Shortcuts

Share

Category