Taleh Secondary School

  • Home
  • Taleh Secondary School

Taleh Secondary School to be the center of academic excellence in the region and beyond. it's the center to learn your choice.

we are here to provide you with a reliable source of knowledge and well-skilled tutors.

05/01/2026

"Fallo kooban oo imtixaanka ku aadayn"

Ustaad mohamed abdirizack.

Imtixaanka Kalka 1-aad ee TaleexMaanta oo ay taariikhdu tahay 5-ta Janaayo, 2026, waxaa magaalada taariikhiga ah ee Tale...
05/01/2026

Imtixaanka Kalka 1-aad ee Taleex
Maanta oo ay taariikhdu tahay 5-ta Janaayo, 2026, waxaa magaalada taariikhiga ah ee Taleex si habsami leh uga socda maalintii 3-aad ee imtixaanka Kalka 1-aad ee Dugsiga Sare.
Qodobbada muhiimka ah:
1. Habsmiga shaqada: Imtixaanka ayaa ku bilaabmay jawi dagan oo ay weheliso kormeer xooggan oo laga sameynayo xarunta imtixaanku ka socdo oo ah dugsiga sare eeTaleex.
2. Dhiirigelinta Ardayda: Ardayda ayaa muujiyay firfirfoni iyo dedaal dheeraad ah iyadoo maanta ay tahay maalin muhiim u ah natiijadooda guud.
3. Maamulka & Macalimiinta: Waxaa ammaan mudan maamulka waxbarashada iyo macalimiinta u taagan jihaynta iyo ilaalinta tayada waxbarashada degmada.
"Waxbarashadu waa furaha horumarka. Waxaan u rajaynaynaa dhammaan wiilasha iyo gabdhaha u fadhida imtixaanka guul iyo mustaqbal ifaya."

📣 Ogeysiis Muhiim ah!Dugsiga Sare ee Taleex wuxuu ku dhawaaqayaa in maanta, 23rd-10-2025, si rasmi ah loo soo gabagabeey...
23/10/2025

📣 Ogeysiis Muhiim ah!
Dugsiga Sare ee Taleex wuxuu ku dhawaaqayaa in maanta, 23rd-10-2025, si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, laguna hirgeliyay Xeerarka iyo Shuruucda Kumeel Gaadhka ahaa ee Dugsiga!
Tani waa tallaabo taariikhi ah oo loo qaaday dhanka tayada iyo hab-dhaqanka dugsiga. Xeerarkan ladhamaystiray waxay saldhig u noqon doonaan:
1. Wanaagsan: Si loo hubiyo jawi waxbarasho oo degan oo ixtiraam leh.
2 & Sinnaan: In dhammaan ardayda loo wada simo xuquuqda iyo waajibaadka.
3 Maamul: In shaqada dugsiga loo qabto si cad oo nidaamsan.
Waxaan u mahadcelinaynaa: Dhammaan waalidiinta, macallimiinta, iyo ardayda ka qayb-qaatay talo-bixinta iyo meel marinta xeerarkan.
Fadlan dhammaan ardayda, macallimiinta iyo waalidiintu ha ku dhaqmaan xeerarkan cusub si aan u wada gaadhno horumar iyo guul wada jir ah!

.

FIIRO GAAR AH: Buug yarahan wuxuu ka koobanyahay 18 bog (pages), 7 cutub iyo 36 qodob.

We pray for Mursal’s quick and complete recovery.May Allah grant him healing and strength during this time.
14/06/2025

We pray for Mursal’s quick and complete recovery.
May Allah grant him healing and strength during this time.

Sat, 15, 2025Waxay maanta kubeegnay abaalmarinta iyo xafladaytaa ardayda dugsiga Taleh Secondary School ee imtixaanka ka...
15/02/2025

Sat, 15, 2025

Waxay maanta kubeegnay abaalmarinta iyo xafladaytaa ardayda dugsiga Taleh Secondary School ee imtixaanka kalka 1aad.

Dugsigu wuxuu maamusay arday kala duwan oo uu maamulku gudoonsiyey jaaisooyin kala duwan.

: Ha isku mashquulin hana ka fekirin gefkii shalayto, waayo berri waa fursad kale oo aad ku sixi kartid intii shalay qabyada kaa ahayd.

Sabti : 04/01/2025Bilowga Imtixaanka kalka 1aad ee Sannad Dugsiyeedka 2024/2025.                   ---------------------...
04/01/2025

Sabti : 04/01/2025
Bilowga Imtixaanka kalka 1aad ee Sannad Dugsiyeedka 2024/2025.
--------------------------------------------
Waxaa maanta oo Sabti ah 04/01/2025 ka bilowday dugsiga sare ee degmada Taleh ee Taleh Secondary School Imtixaamka kalka koowaad ee sanad dugsiyeedka 2024- 2025.

Ustad AbdiazizMid ka mid ah macaliminta Taleh Secondary School
21/10/2024

Ustad Abdiaziz
Mid ka mid ah macaliminta Taleh Secondary School

08/09/2024
Waxaa loogu bishaaraynayaa bahda waxbarashada ee Degmada Taleex in isdiwaangalinta ardayda cusub ee sanadkan kasoo waree...
13/08/2024

Waxaa loogu bishaaraynayaa bahda waxbarashada ee Degmada Taleex in isdiwaangalinta ardayda cusub ee sanadkan kasoo wareegtay Dugsiyada hoose-dhexe in ay furantahay.

Waxaanu saaka sagootinay ardeyda fasalka 12 aad ee Taleh Secondary School oo umtixaamka shahaadiga ah ku gelaya caasimad...
10/06/2024

Waxaanu saaka sagootinay ardeyda fasalka 12 aad ee Taleh Secondary School oo umtixaamka shahaadiga ah ku gelaya caasimada maamulka Khaatumo ee laascaanood.

Farewell, my dear student. Remember that you have the art of making a difference.

Imtixaamka Kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2023/2024 ayaa si rasmi ah uga bilaamay dugsiga.
01/06/2024

Imtixaamka Kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2023/2024 ayaa si rasmi ah uga bilaamay dugsiga.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taleh Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Taleh Secondary School:

Shortcuts

  • Want your school to be the top-listed School/college?

Share