Suftu Secondary School

Suftu Secondary School waxbarta aan barwaaqa gaarnee

Waxa si habsami leh Dugsiga sare ee Suftu secondary and preparatory School kaga bilowday imtaxaanka teeramka 2aad ee san...
24/06/2024

Waxa si habsami leh Dugsiga sare ee Suftu secondary and preparatory School kaga bilowday imtaxaanka teeramka 2aad ee sanad dugiyeedka 2016 Ec

We have successfully started 2nd semester Final Examination of Academic Year 2016 in Suftu Secondary and preparatory school.

Hambalayo 11 social Oo Ku guuleysatay Liigii Ka socday Schoolka 2016 EC.Congratulations 11 social on wining School leagu...
04/06/2024

Hambalayo 11 social Oo Ku guuleysatay Liigii Ka socday Schoolka 2016 EC.

Congratulations 11 social on wining School league 👏

11 Social of 2016 E.C Became the Champions School!!!!!!

Waxaa maanta Booqasho, Bogaadin iyo Qiimeyn waxbarasha noogu yimid Professor Abdi Ali sugow taasi oo dhiiragalin u samey...
01/04/2024

Waxaa maanta Booqasho, Bogaadin iyo Qiimeyn waxbarasha noogu yimid
Professor Abdi Ali sugow taasi oo dhiiragalin u sameyneysa Ardayda waxka barata Suftu secondary and preparatory school waxaana sawirka ku wehliya Bare cadow cabdi Guraandow oo ka mid ah Barayaasha dugsiga sare ee Suftu

Ramadan Mubarak

06/02/2024
Waxaa maanta Dugsiga Sare ee Suftu secondary and preparatory School ka bilowday imtaxaanka teeramka 1aad ee sanad dugiye...
05/02/2024

Waxaa maanta Dugsiga Sare ee Suftu secondary and preparatory School ka bilowday imtaxaanka teeramka 1aad ee sanad dugiyeedka 2016.E.C.
Ardayda waxan u rajeyneynaa nasiib wanaagsa.

Wax Barta aan Burwaaqo Gaarnee.

Jadwalka (Time table) imtaxaanka Fasalka 12aad oo la soo saaray.
19/07/2023

Jadwalka (Time table) imtaxaanka Fasalka 12aad oo la soo saaray.

Loogo qurux badan waxaa noo sameyay mid ka mid ah Ardayda ka baxday dugsigeena Abdihakin Ahmed Salley Mahadsanid.
18/06/2023

Loogo qurux badan waxaa noo sameyay mid ka mid ah Ardayda ka baxday dugsigeena Abdihakin Ahmed Salley Mahadsanid.

12 Social OF 2015 Ec Became the Champions of the school.Liigii ka socday schoolka waxaa ku guuleysatay 12aad social kadi...
23/05/2023

12 Social OF 2015 Ec Became the Champions of the school.

Liigii ka socday schoolka waxaa ku guuleysatay 12aad social kadib guul dirqi ah oo ay ka heleen 12 natural.

CONGRATULATIONS!!!🎊
HAMBALYO HAMBLYO!!!

Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahy 2 may 2023, Buugaag akhris ah ina soo gaarsiiy Dhalinyarada magaalada suuftu ee iyagu ...
02/05/2023

Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahy 2 may 2023, Buugaag akhris ah ina soo gaarsiiy Dhalinyarada magaalada suuftu ee iyagu ka baxay dugsiga Sare ee Suuftu.

Waan u mahadcelineynaa runtii Sharaf iyo Karaamo ayay leeyihiin.
Guud ahaan Ardayda Waxaan Leenahy ka Faaideysta buugagtan uu Cilmiga ka buuxa ee la idin soo gaarsiiyay. Akhriska waa wadada kaliya ee aad kaga guuleysan karta imtaxaanka. Ardayay idinkuna Akhriska ku dadaala.

IMtixaanka Teeramka kowaad ee sanad Dugsiyeedka 2015 Ec ayaa Galay maalmahii ugu danbeeyay Halkani waa Suuftu secondary ...
26/01/2023

IMtixaanka Teeramka kowaad ee sanad Dugsiyeedka 2015 Ec ayaa Galay maalmahii ugu danbeeyay
Halkani waa Suuftu secondary and prepratory school Degmada Dollow Addo

These below students are suftu secondary and preparatory school,s School captain Mahad Abdi HUSSEIN School speaker OSMAN...
26/12/2022

These below students are suftu secondary and preparatory school,s
School captain
Mahad Abdi HUSSEIN
School speaker
OSMAN mohamud Bule
HEAD GIRLS
AMINA Ibrahim Abdulahi
Assistant Head GIRLS
Madina Mahamed Geedi
So that we are informing to whom it may concern to work with them

AUTHOR Qalinka soojeeda

Address

Mandera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suftu Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share