Ma ogtahay in kelyahagu nadiifiyaan dhiigaga in kabadan 40 jeer maalinkii?
Mase ogtahay hadii kelyahagu hadli lahaayeen ay ku dhihi lahaayeen walaal biyo cab igu filan milixda(cusbada) badana iga daa?
Mase ogtahay in hadii aad keli ubixisi qof qaraabadada ay shaqadii labada kelyood kuwada dhacayso hal keli taasina cadadiskeda iyo dhibatadeda leedahay?
Dhakhtarka cudurada guud internist
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhakhtarka cudurada guud internist, Education, Kilimani.
07/11/2025
Su aal ku socota ardeyda caafimaadka
Waxa layska rabaa calaamadan kamuuqata indhaha bukaan kan magaceda?
Qof Se calaamadan leh hadii uu kuu yimaado shaybaadh nooce ahba udiri lahayd?
06/11/2025
Ma isku aragtey wadna garaac badan,daal badan, cagaha oo ku ololaya, dawakhaad iyo wareer marka aad is taagti.
Waxaad ubaahan tahay in aad booqati goob cafimad lana eego dhiigaga guud.
Waxad halis ugu jirtaa xanuunka dhiig yaraanta
Ama se loo yaqaan ANEMIA.
Kaas oo ku badan hablaha qaan gaarka ah.
Gaar ahaan kuwa dhiiga badan ee caadada ahi kabaxo.
06/11/2025
Waa goorma markii kuugu danbeysay eed cabirto cadaadiska dhiigagaga ama aad iska eegto dhiigkar?
Mase ogtahay in dhiig karku calaamado lahayn hadii aad calaamadihisi yeelatidna ay mar horeba xubnahagi muhimka ahaa dhaawacmeen?
Mase ogtahay in dhiig karku yahay ka labaad ee ugu badan ee fadhiisiya labadadaada kelyood waxa kaliya oo ka horeeya macaanka ama sonkorta?
Mase ogtahay in dhiig karku yahay xanuun ladaweyo xanuunka ugu fudud hadii ladaweyn waayana uu yahay dilaa halis ah?
Halkan kuso gudbi su aal kasta oo aad ka qabto xanuunka dhiig karka ama su aal kasta oo cafimad ood qabti waxaynu kaso qori dona war bixin dhamys tiran.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Kilimani