Markazka Attamyiiz Wuxuu Idiin Diyaariyay Fasal Gooni U Ah Dumarka Waaweyn Ciddi Daneeneyso Farbar Iyo Sixitaan Iyo Xifdi Intaba Haku Soo Dhawaadaan Markazka Attamyiiz ee Xifdinta Qur,aanka
مركز التمييز لتحفيظ القرآن الكريم
Markazka Attamyiiz Wuxuu Kaa Saacidi Doonaa Inaad Ku Baratid Qur,aanka Kariimka Waqti Kooban Sidoo Kale Waxaa Lagugu Barayaa Asaasiyaadka Shareecada
Markaz-Attamyiiz Wuu Idin Farxad Galin Doonaa Noosoo Dhawaada
Bishaaro Bishaaro.
Bulshada ku dhaqan Magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafada isli iyo Nawaaxigeeda Waxaa loogu Bishaareynayaa in Lafuray Markazu-Tamyiiz .
Markazka wuxuu ku yaala Xaafaxa islii gaar ahaan isli 5 Street. Inta udhaxeyso first avenue iyo second avenue dhismaha (Shanghai shopping mall)
Maalmaha Ladhiganayo Markazka Waa Sabtida Ilaa Khamiista Oo galin ah
Markazka Waxyaabaha Lagu Baranayo Waxaa kamid ah .
1- Quraanka
2- Tafsiirka
3- Towxiid
4- Xadiith
5- Fiqi
6- Siro
Waxyaabaha uu goonida layahay Markazka.
1- Markazka waa Boarding day.
2- Macalin walba wuxuu qabanayaa arday kooban ugu badnaan 15 arday
3- Markazka Wuxuu dadaal ku bixin doonaa arday walba in uu qur,aanka ku dhameeyo waqti kooban isaga oo Xifdsan wali insha allah
Wixii Faahfaahin ah Nagala soo xiriir number,ka hoos ku xusan.
0718504787
Markaz Attamyiiz Litaxfiidil Qur,aanil Kariim Wuxu Kuu Hayaa Wax Barasho Tayeysan
Bishaaro Bishaaro.
Bulshada ku dhaqan Magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafada isli iyo Nawaaxigeeda Waxaa loogu Bishaareynayaa in Lafuray Markazu-Tamyiiz .
Markazka wuxuu ku yaala Xaafaxa islii gaar ahaan isli 5 Street.
Markazka Waxyaabaha Lagu Baranayo Waxaa kamid ah .
1- Quraanka
2- Tafsiirka
3- Towxiid
4- Xadiith
5- Fiqi
6- Siro
Waxyaabaha uu goonida layahay Markazka.
1- Markazka waa Bodin day.
2- Macalin walba wuxuu qabanayaa arday kooban inta u dhaxeyso 12 illa 15.
3- MarkazkanWuxuu dadaal ku bixin doonaa arday walba in uu quraanka ku dhameeyo waqti kooban isaga oo Xifdsan.
Wixii Faahfaahin ah Nagala soo xiriir Lanbarka hoos ku xusan.

0723617451
Comming soon
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Nairobi
00610
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 17:00 |
| Tuesday | 06:00 - 17:00 |
| Wednesday | 06:00 - 17:00 |
| Thursday | 06:00 - 11:00 |
| Saturday | 06:00 - 17:00 |
| Sunday | 06:00 - 17:00 |