Sky Online English

Sky Online English Sky Online English was established 2015. It's now the leading online English school in the Horn of Africa Region. We teach the 4thEdition Headway.

We help the students improve their communication skills. We have both Somali and Kenyan teachers to help you

kubaro luuqada English si fudud oo online ah. Kafaaideeyso casharo New headway english-Somali oo free ah.https://youtu.b...
12/10/2021

kubaro luuqada English si fudud oo online ah. Kafaaideeyso casharo New headway english-Somali oo free ah.

https://youtu.be/s2UzzXiNWwk

kenya iyo somalia

Badda somalia



English-Somali class on Zoom. live lessons. casharo English toos ah Somali lagudhigaayo.Video-ga daawo kadibna casharka sharaxadiisa dhageeyso.

20/09/2020

“Use your smile to change the world; don’t let the world change your smile.”

Ardaydeena waxaan markasta sinaa tests kusaabsan unit-ka ay markaas dhameeystireen. kudhufo link-iga hoose si aad iskugu...
26/06/2020

Ardaydeena waxaan markasta sinaa tests kusaabsan unit-ka ay markaas dhameeystireen. kudhufo link-iga hoose si aad iskugu day'do inaad kajawaabto exercise-ka unit 1 ee New Headway-ga beginner-ka ah

Complete the sentences with( My, I'm, name's)

waxaan  bixinaa English classes online ah.Waxaan lagusiinaya waqti kugu filan oo aad kuqaadaneeyso xiisad English ah adi...
23/06/2020

waxaan bixinaa English classes online ah.
Waxaan lagusiinaya waqti kugu filan oo aad kuqaadaneeyso xiisad English ah adigoo gurigaaga joogo ama xafiiskaada.
Course-da online-ka ah waxaaay leedahay Heerar kala duwan sida :
English basic
Beginner
Pre-intermediate
Intermediate
Advance.

Waxaa lagubarayaa dhamaan qeybaha luuqada

Sida :
Speaking
Listening
Reading and writing.

Books ladhigayo;
Headway
English for life
English Aid.

Waxaad ubaahantahay internet, smart phone ama laptop midkaad heli karto si aad course-da ubilaadow.

Fadlan nalasooxariir wixii faahfaahin ah.
Shukran.

03/09/2019

howlaha aan qabano:
1. Barida dadka waaween luuqada englishka &Swahili
2.Tuitionka caruurta dugsiga hoose iyo sare

Madooneysaa macalin tayo iyo khibrad leh? Fadlan nalasooxariir si aan uheshid macalin guriga wax kubaro ilmaha lagasoo b...
02/09/2019

Madooneysaa macalin tayo iyo khibrad leh? Fadlan nalasooxariir si aan uheshid macalin guriga wax kubaro ilmaha lagasoo bilaabo dugsi hoose ilaa dugsi dhexe.

06/08/2018

Education is the most powerful weapon you can use to change the world.

19/07/2018
Kubaro luuqada englishka ah mudo  6 bilood ah waxaan kuuxaqiijineynaa inaad english aad kuhadli doonto,  qoraalkisa iyo ...
14/04/2018

Kubaro luuqada englishka ah mudo 6 bilood ah waxaan kuuxaqiijineynaa inaad english aad kuhadli doonto, qoraalkisa iyo dhageysigiisa aad sifcan heer uga gaarindoonto inshaAllah.
Waxaa kubari doono macalimiin xirfad iyo aqoon sare leh. Bookska laguu aqrinayi waa headway fourth edition oo ah kuwii ugu danbeeyay, waxaa ay kakoobanyihiin student book iyo workbook, midkastana CD maqal iyo muqaaal leh ayaa lasocdo, waxaa marka h**e ardayga lagaqaadaya imtixaan lagu ogaanayo heerka uu kajoogo luuqada englishka kadibna levelkiisa ayaa looga bilaabay,
Heerarka luuqada waxaa ay kalayihiin:

1. Basic
2.beginner
3.Elementary
4.Pre-intermediate
5.Intermediate
5.upper intermediate
6.Advance

courseda qofkii dhameeyo waxaa lasiin doona Certificate la aqoonsanyahay.

For more information, pls contact us through this page. Thank you.

Try these problems and if you find the hard, contact us.we will help you solve them what you dont know.  Every person is...
13/04/2018

Try these problems and if you find the hard, contact us.we will help you solve them what you dont know. Every person is smart and only needs the right teacher to help him build a solid foundation.

Math is easy and we can make you understand easily if you are ready for it.  We have qualified tutors for you.
13/04/2018

Math is easy and we can make you understand easily if you are ready for it. We have qualified tutors for you.

Address

1st Avenue Eastleigh
Eastleigh
00100

Telephone

+254772286044

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sky Online English posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Sky Online English:

Shortcuts

Share

Category