Waa ku jeclahay

  • Home
  • Waa ku jeclahay
Contact the school

Waa ku jeclahay Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Waa ku jeclahay, Tutor/Teacher, .

30/07/2020

Ciiid wanagsan all my friends 🇸🇴

27/07/2020

Maxa ka fahantay

I love ❤️
19/07/2020

I love ❤️

Qaabkaan ayaba ka hilaySabab la aan doqeygu noqdayMaxey kula tahay makula Carfaa ma aqaaan lkn Xitaa haduu carfeynin Waa...
18/07/2020

Qaabkaan ayaba ka hilay
Sabab la aan doqeygu noqday
Maxey kula tahay makula
Carfaa ma aqaaan lkn
Xitaa haduu carfeynin
Waa ku heystaa
Jug ayaa ku ahay kawaran


Waaa idin jeclahay all my friends

Habka nolosha loo dhiso Aniga taaas ayaba keeni La ahay waaa layaab saxWaxaa ku fakiraa meelo qurux Badan qaaab la yaab ...
08/07/2020

Habka nolosha loo dhiso
Aniga taaas ayaba keeni
La ahay waaa layaab sax
Waxaa ku fakiraa meelo qurux
Badan qaaab la yaab leh lkn
Kkkkkkk fakir le tagan yahay

Love you all my friends

Waxa isku dayaa in Aan rajo u yeesho Jacelka Ama xiriirkaWaxa niyada ku sasabaaMalin ayaad hileysaa Lamaankad aaad rabti...
08/07/2020

Waxa isku dayaa in
Aan rajo u yeesho
Jacelka Ama xiriirka
Waxa niyada ku sasabaa
Malin ayaad hileysaa
Lamaankad aaad rabtid
Ama aad xiiso u heysid
Makula tahay in aan hamigaaas
Garaayo malin malmaha ka mid ah


Waa idin Jaclahay dhamaan

Hor marka lagu socdo Ayaa noqday mid cajiib ahWaxa arkeysaa markasta Wax ka yaabsho fajac lehSidaan oo kle waa qurux Qar...
08/07/2020

Hor marka lagu socdo
Ayaa noqday mid cajiib ah
Waxa arkeysaa markasta
Wax ka yaabsho fajac leh
Sidaan oo kle waa qurux
Qarsoon leh qaab u qaaas
Ayaa u fahmay Aniga

Waxa idin so dirayaa Qalbigeyga
Idin jacel my asxbteyda

Hey asxbteyda waxaa Ahay gabar somalia ah Ku nolol dhulkii hooyo Yacni hada waxa jooga Muqdisho waxana jecelahay Markast...
05/07/2020

Hey asxbteyda waxaa
Ahay gabar somalia ah
Ku nolol dhulkii hooyo
Yacni hada waxa jooga
Muqdisho waxana jecelahay
Markasta in aan idinla qeyb sado
Waxyabaha aan dareemo
Ama igu so dhaco niyadeyda
Soo galo muhiimada ah
Waxa tihiin dr nafsi aan
La wadaago fikradeyda

Taagarayasgeyda Aad baa idin jeclahay

Nasiib aya lagu hilaa Lamaan ku qalmo Ama naftada Ay ku qanacdo Mararka qaar asiga ooKu dhow ayaa hadane Ka dheer yahay ...
05/07/2020

Nasiib aya lagu hilaa
Lamaan ku qalmo
Ama naftada Ay ku qanacdo
Mararka qaar asiga oo
Ku dhow ayaa hadane
Ka dheer yahay
Waa sidaa Igu dhacday oo kle


Waxa idin so diraa qisada nafteyda

Xiriirka qaar waxa arkeysaaAdigo dhax joogo mana Fahmi kareysid sababta Aad u gashay waxa aad ku gadhay Waxa arkay dacad...
30/06/2020

Xiriirka qaar waxa arkeysaa
Adigo dhax joogo mana
Fahmi kareysid sababta
Aad u gashay waxa aad ku gadhay
Waxa arkay dacadii anigo dhax tagay
Mel aan ka labad laheyn side kula tahay
Fariinteyda

Waxa idin so diraya qalbigeyga

Jacel dhab oo dhimbiloDhaxaan so wada marnoo Kareys tay dhibkii h**e Macan ubaxaan gudoon              Aaad baa iidin ja...
30/06/2020

Jacel dhab oo dhimbilo
Dhaxaan so wada marnoo
Kareys tay dhibkii h**e
Macan ubaxaan gudoon

Aaad baa iidin jacelhay dacadii

Bilacda ma ahan dharkaMana ahan muuqa Ee waa shaqsiga Ku dhaxjero ayaa Iftiimin karo Inkasto ku jeclahay Maxaa ku dhihi ...
29/06/2020

Bilacda ma ahan dharka
Mana ahan muuqa
Ee waa shaqsiga
Ku dhaxjero ayaa
Iftiimin karo
Inkasto ku jeclahay
Maxaa ku dhihi Kara

Waxaa idiin si diraya is qabigeyga oo ku jecel

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waa ku jeclahay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Waa ku jeclahay:

Shortcuts

  • Want your school to be the top-listed school/college?

Share