Al-saciimka The gunner

Al-saciimka The gunner dhiirigeliye

Ma ogtahay? 🤯Kooxda la yiraahdo Real Madrid — oo loo yaqaano Boqorada Yurub 👑 — waxay Champions League la ciyaartay 74 k...
18/02/2026

Ma ogtahay? 🤯
Kooxda la yiraahdo Real Madrid — oo loo yaqaano Boqorada Yurub 👑 — waxay Champions League la ciyaartay 74 kooxood oo kala duwan…
👉 Ku dhowaad dhammaantood way ka adkaatay!
Laakiin hal koox ayaa maye tiri…
Koox aan madaxayda hoos Geeynin 😏
Waa Arsenal 🔴⚪
4 jeer ayey kulmeen…
❌ Real Madrid hal guul k**a aysan gaarin!
Taasi micnaheedu waa maxay?
Boqorada Yurub…
Boqor kale ayay leeyihiin 😂👑

Go'aamada lagu gaaro xanaaqa waxay burburin karaan noloshaada👏🙏
08/02/2026

Go'aamada lagu gaaro xanaaqa waxay burburin karaan noloshaada👏🙏

18/01/2026

Hambalyo Senegal 🇸🇳 waa qaraarney lkn guusha nasooracdey Hambalyo

26/12/2025

Israa--iil iyadaaba aqoonsi raadis ah yey aqoonsanee

22/12/2025

Waxaan waagi baryaba ku waabariisanaa oon ku galabeysanaa nimcooyin aad u fara badan oonan tiro ku soo koobi karin, xaqqeedana aan mahad naq ku oofin karin.
Rabbiyoow adiga ayaan kugu mahad naqeynaa mahad naq ku haboon weynidaada iyo sarreyntaada 🤲🤲

2;2 all over square
09/11/2025

2;2 all over square

🎯 Saadaali Natiijada Ciyaarta Caawa! Oo Ku guulayso abaalmarin $60 dollar ah adigoo raacaya shuruudahan fudud 👇

Shuruudaha Lagu Guulaysanayo:

1️⃣ Follow ama Like garee page-ka Sharma'arke empire

2️⃣ Share garee post-kan, likena saar

3️⃣ saadaali Natiijada saxda ah ee ciyaartu ku dhammaan doonto...

Fiiro Gaar Ah:

🕘 Saadaalintu waxay ku egtahay saacad ka hor kulanka

🏆 Haddii laba qof ama in ka badan ay saadaasha saxaan, waxaa lagu kala saarayaa:
waqtiga iyo buuxinta shuruudaha...

Hadaad saxdid Natiijada saxda ah ee ciyaartu ku dhammaan doonto igala soo xiriir 👇

https://www.instagram.com/sharmarkejamaab?igsh=MW5sMGI1OWc5dzRpdQ==

Guul wacan..

06/11/2025

Markaa kali tahey alle baa kuu garab ah markaa guuleysatana Allah baa kuugarab ah.
Dadka ujeedkoodu waa nacfi raadis ee maaha anfac raadis.

Laga soo bilaabo Hale End ilaa kooxda koowaad.Gunners-teenna da’yarta ah ee xooggan.
29/10/2025

Laga soo bilaabo Hale End ilaa kooxda koowaad.
Gunners-teenna da’yarta ah ee xooggan.

Sanadkii Arsenal is loading.........Kab weyn fishaa
29/10/2025

Sanadkii Arsenal is loading.........
Kab weyn fishaa


📉🔴 Kooxda Arsenal ayaa ah kuwa ugu sarreeya horyaalka marka la eego goolasha laga dhaliyo kubbadaha meelaha taagan (set-...
28/10/2025

📉🔴 Kooxda Arsenal ayaa ah kuwa ugu sarreeya horyaalka marka la eego goolasha laga dhaliyo kubbadaha meelaha taagan (set-piece), balse waxay ka mid yihiin kuwa ugu hooseeya marka la eego halista weerarka ciyaarta furan (open play) — taas oo muujinaysa farqi cad oo ku jira qaabka weerarkooda xilli ciyaareedkan.
Erey lagu sifeeyo qaabka ciyaarta Arsenal ee uu Mikel Arteta hogaamiyo waa:
“Nidaamsan oo xeeladaysan” ama “weerar qorsheysan oo aan halis badan lahayn ciyaarta furan.”


08/11/2022

Dadka qaar waxay ku riyoodaan guul, halka qaar kalena subax walba kacaan oo ay sameeyaan ama maraan wadadii guusha ku heli lahaayeen.
Guusha maaha mid lug kuugu timaada.

Cumar Binu

Address

Hobyo Street
London

Telephone

+252615743386

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-saciimka The gunner posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category