Hambalyo!
DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE XINLABI Waxa uu ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa xuska Munaasabadda 26-ka June, Sanadguurada 65aad ee madaxbanaanida Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.
Xinlabi Primary And Secondary School
Education is the movement from darkness to light📚✏️💻
Gabar wax baratay waa Bulsho Wax baratay
Waxbarasho
Hambalyo Dhamaan Ardeyda somaliyeed
Ee uu maanta usoo dhamaaday imtixaanka qaranka Gabar fariin culus direeysa. "Sida lanoo baaraayay inta Imtixaanka socday hadii amniga Wadanka loo sugi lahaa qarax dhaco waala weyn lahaa"
Hambalyo Dhaman ardeyda somaliyed Ee uu maanta usoo dhamaday Imtixaanka Qaranka
Wasiir Nuuro Mustafa Ayaa Ardeyda ku Dhiirigalisay iney dadaalkooda Halkaa kasii wadaaan
Wasiir Faarax Cabdulqaadir "Maanta imtixaankii waa soo dhammaaday, ardaygii ku qanci waaya natiijadiisa marka la saxo kadib, waxa uu furan cabasho waa loo baarayaa wixii u soo baxana wuu helayaa."
Waxaa Si Habsami Leh Usocda Maalintii 2aad
Imtixaankii Naqliga Ahaaa Ee Sanad Dugsiyeedeka
Guul iyo Natiijo fiican Ayaan Idiin Rajeyneynaaa Dhaman Ardeydeena
Waxbarashadu Waa Aas Aaska Nolosha Bini Aadamka
Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Xinlabi
03/12/2024
Hamalyo Hamablyo
Maamulka macaliiinta iyo dhaman bahda waxbarashada Degaanka Xinlabi waxa ay hambalyo farxadeed Lawadagayaan
SHEILH ISSE DAHIR ALI IYO
SHEIKH ABDINUR SHEIKH MOHAMED MAHAMUD
Oo soo gaba gabeyay Heerla Koowaad ee jaamacada
Hambalyo Culumadeena
21/11/2024
Xuska maalinta macalimiinta somaliyeed
Dugsiga Hoose Dhexe iyo sare Ee
29/08/2024
OGYSIIS:
SANAD DUGSIYEDKA. 2024 / 2025
Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Xinlabi Waxa Uu ogeysiinayaa Dhamaan ardeyda Waalidiinta iyo Bulshoweynta Kunool Xinlabi In 31/8/2024 Maalinta Sabtida ah
Uu furmayo Iskuukii.
FG. Ardeyda aan H**e U xaadirin Xafiiska laga diwaangalinayo ardeyda
Diwaangalintu waxa ay ku egtahay asbuuca Uu furmayo iskuulku.
6 / 9 /2024 waxa toos ubilaabandoona Casharada.
SOO LAABASHO WACAN OO KHEYR LEH
MAHADSANIDIIN.