Skill Tech academy

Skill Tech academy ✨ Skill Tech Academy
Ma rabtaa xirfad aad mustaqbalka ku shaqaysato?

Ma jeceshahay inaad barato tiknoolajiyada casriga ah? 💻📱
Halkan ka bilow safarkaaga xirfadeed:
🔧 Mobile Maintenance
🎨 Graphic Design
🌐 Networking
🛡️ Cyber Security
📚 Baro xirfad

30/09/2026
🎓 DIPLOMA IN INFORMATION TECHNOLOGY (IT)Ma rabtaa inaad barato IT, Computer iyo Multimedia oo aad yeelato xirfado shaqo ...
24/09/2026

🎓 DIPLOMA IN INFORMATION TECHNOLOGY (IT)
Ma rabtaa inaad barato IT, Computer iyo Multimedia oo aad yeelato xirfado shaqo oo casri ah? 💻🎨
Skill Tech Academy waxay kuu diyaarisay
Diploma in Information Technology (IT)
Theory & Practical Training.
📚 Waxaad ku baranaysaa:
• Computer Fundamentals
• CompTIA A+
• Networking
• Web Development
• Database Management
• Operating Systems
• Office Applications
• IT Support & System Administration
• Cybersecurity Fundamentals
• Multimedia
• Digital Marketing Basics
• Communication & Professional Skills
• Practical IT Projects
✅ Waxaad ka faa’iidaysanaysaa:
• Tababar isugu jira theory iyo practical
• Macallimiin khibrad leh
• Shahaado la aqoon sanyahay marka aad dhammayso koorsada
• Xirfado kuu diyaarinaya suuqa shaqada
📌 isdiiwaangelinta way furantahay
📍 Skill Tech Academy – Burji Hassen Wali Mall, Floor 4
📞 0987229972 / 0987230448

🍴 CATERING & HOSPITALITY COURSESMA JECESHAHAY BARASHADA KARINTA CUNTADA?Ma rabtaa inaad barato karinta iyo diyaarinta no...
19/09/2026

🍴 CATERING & HOSPITALITY COURSES

MA JECESHAHAY BARASHADA KARINTA CUNTADA?

Ma rabtaa inaad barato karinta iyo diyaarinta noocyada kala duwan ee cuntooyinka? 👨‍🍳

Skill Tech Academy waxay kuu diyaarisay classes oo lagu baranayo xirfadaha kala duwan ee cunto karinta

👨‍🍳 COOKING
☕ BARISTA
🍔 FAST FOOD
🧑‍🍳 WAITER / WAITRESS

🔥 Hadda isdiiwaangeli

📞 Wac: 0987229972 / 0987230448

“Aqoontu waa maal aan dhammaan.” “Maanta baro, berri hoggaami.” “Xirfaddu waa awoodda mustaqbalka.”“Fursaddaada ku dhis ...
11/09/2026

“Aqoontu waa maal aan dhammaan.”
“Maanta baro, berri hoggaami.”
“Xirfaddu waa awoodda mustaqbalka.”
“Fursaddaada ku dhis aqoon iyo xirfad.”
“Hal tallaabo oo aqoon ah, kun fursadood.”
“Riyadaada u beddel xirfad dhab ah.”
“Barashada maanta waa guusha berri.”
“Kobci xirfaddaada, kobci noloshaada.”
“Mustaqbal weyn wuxuu ka bilaabmaa xirfad yar.”
“Skill Tech Academy — Aqoonta maanta, mustaqbalka berri.”

we are one
27/08/2026

we are one

Address

Ethiopian
Jijiga
01

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Skill Tech academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category