Halac-dheere page

Halac-dheere page Qoraa

24/05/2026

Dal iyo deegaankuba mudo markii xisbi iyo hogaamin wata waji cusub
xisbigaasi soo gudbiyo hab-maamulkiisa wanaagsan iyo dhibaatadiisa isagoo ku gabanaya hala daba galo hala baadho tacadigii iyo dhibaatooyinkii h**e loogu gaystay dalka iyo dadkaba
Mudo kadib hadana waxaa curta xisbi aragtidii h**ee siyaasadeed diidan (opposite).
Aragtida siyaasadeed cusub uu watana ay tahay si soo jiidasho utimaado "maanta dalkeena maalin taariikhiya ayay utahay"
Waxaa lajoogaa waqtigii wax laga baran lahaa xisbiyadii h**e qaladaadkoodii
Dib udhis loo samayn lahaa dalka
dadkuna uheli lahaayeen cadaalad,dastuur afkaar noocaas ah.
Mudo kadib inuu curiyo siyaasad ku fadhida cadaalad daro,xoriyad la'aan,aar goosi.

Marka ujeedadu waa taariikhdii h**ee shalay waxaa dabo socda taariikhda qormaysa maanta.

"Aduunyadu waa maadays dadkuna way matalayaan"

06/05/2026

Ciil qabe; wuxuu tilmaamayaa shaqsi mudo dheer uur kutaalo haysay ciil u qabay aargoosi
marka hanoqon ciil qabe wuxuu sababi karaa ama keeni karaa xanuun iyo culays nafsiyan kugu dhaca.

waxad qarsato wuu ku qarsadaa

13/03/2026

Ayni baan jiraa,da'ina iima laabnoo oofsadaye
Gaboobayoo aragu yaraa,adhaxdu liicdaye

16/02/2026
16/02/2026

Dib inaad eegto,amase daymooto
Daal mooyee maleh,waxaad ku diirsatee.

12/01/2026

Intuu maanku gaajaysan yahay guuli iman maysee.

Naxariista janada eebe ha ugu deeqo aaabo cabdulaahi kaad wuxuu ku suntahay taariikh wayn ku leeyahay waliba ilawsha lah...
29/12/2025

Naxariista janada eebe ha ugu deeqo aaabo cabdulaahi kaad wuxuu ku suntahay taariikh wayn ku leeyahay waliba ilawsha lahayn quluubtanada dhamaan bulshada Deg.Birqod
Mar labaad Aaabo daar daaraha janada kamida guri allaah hakaaga dhigo.

29/12/2025

Go'aan yeeloo xadhiga ujiid,gadgadoon ka ilaali
Galad eebiyo Guulaa xigiye,taladaa gudoon

25/12/2025

Cod kar aan fulinteeda lahayn.

Dal ay burinayaan"kooxo isku sheegaya siyaasiyiin dawli ah"anigoo ku hadlaya magaca somalinimo iyo calanka buluuga ahWax...
25/12/2025

Dal ay burinayaan"kooxo isku sheegaya siyaasiyiin dawli ah"
anigoo ku hadlaya magaca somalinimo iyo calanka buluuga ah
Waxan si cad u cambaaraynayaa kooxo isku sheegaya siyaasiyiin dawli ah.
Waxay udhaqmayaan system koodu yahay somalia 🇸🇴 sidii ay burburi lahayd ee maaha sidii ay u dhismi lahayd,
"Waxa jooga hadaad garan waydo waxa soo socda ma garatid".
Dad dhibaataysnaa 30sano oo hada kasoo kabanaya in dano shaqsiyaad wato loo burburiyo dal iyo calan dhisan waliba shaqsiyaad gaara kursigiisa ku ilaashado dhiiga dadka lagu xalaashado ogolaan mayno.
marka dhamaan umada somaaliyeed sideen uga hortagi karaa xaaalada doorasho aan heshees lagu ahayn iyo khilaafka soo jiitamay,una dhexeysa kooxahan isku sheegaya siyaasiyiin dawli ah,u dhalinaa doorasho heshiis lagu yahay?

Si dalkuna u burburin dadkuna u badbaadaan.

Taladiinu waa muhiim

Address

High Way
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halac-dheere page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share