Xaafiiska Waxbarashada degmada Bookh

Xaafiiska Waxbarashada degmada Bookh Waxbarashadu Waa Furaha Nolosha. Warbarta Aan Barwaaqo Gaarnee.

Xafiiska Waxbarashada Dagmada Bookh.Waxaan manta oo ay tarikhdu tahay 09-10-2017.TI Waxaa si nabada u bilowday imtixaamk...
16/06/2025

Xafiiska Waxbarashada Dagmada Bookh.

Waxaan manta oo ay tarikhdu tahay 09-10-2017.TI
Waxaa si nabada u bilowday imtixaamka Shahaadiga Ah Ee Fasalka 6aad ee Sanad Dugsiyedka 2017-ka ayaa si rasmi ah uga furmay degmada Bookh Ee Gobolka Doollo Waxana imtixaanka u fadhistay 464 arday
Lab 243
Dhadig 221
Tirada dugsiyada imtaxaanka ufadhisatay 20 dugsi

Guulaysta Insha Allah

Address

Boh
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaafiiska Waxbarashada degmada Bookh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share