ASAL institute of natural science

ASAL institute of natural science

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ASAL institute of natural science, Jigjiga, Jijiga.

30/11/2025

ASAL math's grade 1 up to 12

09/09/2025

Machadku wuxuu soo kordhiyay special classes math's grade 1 up to 12

13/07/2025

πŸŽ“ Welcome to ASAL Institute of Natural Science🌟
Are you passionate about science? Join ASAL Institute of Natural Science, where you can access all science subjects for every class level.
πŸ“˜ Mac’hadka Maadooyinka Science-ka ee ASAL
ASAL waxad ka helaysaa dhammaan maadooyinka Science-ka ah iyo class walba
πŸ“ Location: Jibriga, Kasoo horjeedka Cilmi Baadhista
πŸ“ž Contact us:
πŸ“± 0912776711
πŸ“± 0915990169
πŸ“£ Welcome to ASAL Institute of Nature Science – where knowledge meets opportunity

11/07/2025

ASAL to ASAL

06/07/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Dhammaan ardayda wax ka barata magaalada Jigjiga, waxaa la ogeysiinayaa in cashirrada labada bilood ee fasaxa ah ay bilaaban doonaan Talaado, 1/11/2017 E.C ama 8/July/2025 G.C.
Diiwaangelintu waxay dhammaanaysaa maalinta Isniinta.
Fadlan isdiiwaangeli waqtigeeda
Goobta: Jibriga kasoo horjeedka, Cilmi Baadhista.
Lambarka: 0915990169 / 0912776711

10/06/2025

ASAL institute of natural science training courses

πŸ“’ OGAYSIIS, OGAYSIIS,OGAYSIIS,
Machadka ASAL oo ku yaalla magaalada Jigjiga gaar ahaan jibriga waxa uu si rasmi ah u bilaabayaa casharradii Natural Science ee loogu talagalay ardayda labada bilood ee fasaxa ah.
πŸ“š Maadooyinka la dhigayo waxaa ka mid ah:
πŸ”Ά Grade 9aad ilaa 12aad
1.Mathematics
2.Physics
3.Chemistry
4.Biology
πŸ”Ά Grade 8aad iyo 7aad

1.Mathematics
2.General Science
3.Social Study

πŸ“… Diwaan galintu waxay bilaabmaysaa:
πŸ—“ 10/10/2017 E.C ama 17/6/2025 G.C
πŸ—“ cashiraantuna waxay bilaaban doonaan :
πŸ—“ 1/11/2017 E.C ama 8/7/2025 G.C
⚠ Fiiro gaar ah: Ardayda fasalka 12aad waxa lagu dhamayn doonaa casharrada labada bilood ee fasaxa ah.
🧠 Haddii aad rabto inaad ka faa'iidaysato fursadan muhiimka ah, nagala soo xiriir:
πŸ“ž 0915990169 | 0912776711
πŸ“ Jibriga ka soo horjeedka cilmi baadhista
ASAL to ASAL - Hal abuur iyo Horumar!

10/06/2025

Machadkii aqoontiyo aayihii bulshadeena aayatiinkii lagu nastay ASALba no diyaare mawada gaadhna. Amaan io maamus macalimiin baariya adeeca wlidka ,ARDAYDA bulshadana u daacada noo diyaare bulshoY mawada gaadhna

πŸ“’ OGAYSIIS, OGAYSIIS,OGAYSIIS,
Macadka ASAL oo ku yaalla magaalada Jigjiga gaar ahaan jibriga waxa uu si rasmi ah u bilaabayaa casharradii Natural Science ee loogu talagalay ardayda labada bilood ee fasaxa ah.
πŸ“š Maadooyinka la dhigayo waxaa ka mid ah:
πŸ”Ά Grade 9aad ilaa 12aad
1.Mathematics
2.Physics
3.Chemistry
4.Biology
πŸ”Ά Grade 8aad iyo 7aad

1.Mathematics
2.General Science
3.Social Study

πŸ“… Diwaan galintu waxay bilaabmaysaa:
πŸ—“ 10/10/2017 E.C ama 17/6/2025 G.C
πŸ—“ cashiraantuna waxay bilaaban doonaan :
πŸ—“ 1/11/2017 E.C ama 8/7/2025 G.C
⚠ Fiiro gaar ah: Ardayda fasalka 12aad waxa lagu dhamayn doonaa casharrada labada bilood ee fasaxa ah.
🧠 Haddii aad rabto inaad ka faa'iidaysato fursadan muhiimka ah, nagala soo xiriir:
πŸ“ž 0915990169 | 0912776711
πŸ“ Jibriga ka soo horjeedka cilmi baadhista
ASAL to ASAL - Hal abuur iyo Horumar!

10/06/2025

πŸ“’ OGAYSIIS, OGAYSIIS,OGAYSIIS,
Macadka ASAL oo ku yaalla magaalada Jigjiga gaar ahaan jibriga waxa uu si rasmi ah u bilaabayaa casharradii Natural Science ee loogu talagalay ardayda labada bilood ee fasaxa ah.
πŸ“š Maadooyinka la dhigayo waxaa ka mid ah:
πŸ”Ά Grade 9aad ilaa 12aad
1.Mathematics
2.Physics
3.Chemistry
4.Biology
πŸ”Ά Grade 8aad iyo 7aad

1.Mathematics
2.General Science
3.Social Study

πŸ“… Diwaan galintu waxay bilaabmaysaa:
πŸ—“ 10/10/2017 E.C ama 17/6/2025 G.C
πŸ—“ cashiraantuna waxay bilaaban doonaan :
πŸ—“ 1/11/2017 E.C ama 8/7/2025 G.C
⚠ Fiiro gaar ah: Ardayda fasalka 12aad waxa lagu dhamayn doonaa casharrada labada bilood ee fasaxa ah.
🧠 Haddii aad rabto inaad ka faa'iidaysato fursadan muhiimka ah, nagala soo xiriir:
πŸ“ž 0915990169 | 0912776711
πŸ“ Jibriga ka soo horjeedka cilmi baadhista
ASAL to ASAL - Hal abuur iyo Horumar!

06/06/2025

πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AH - ASAL Institute of Natural Science πŸ“’

Macadka ASAL oo ku yaalla magaalada Jigjiga waxa uu si rasmi ah u bilaabayaa casharradii Natural Science ee loogu talagalay ardayda labada bilood ee fasaxa ah.

πŸ“š Maadooyinka la dhigayo waxaa ka mid ah:

πŸ”Ά Grade 12aad iyo 11aad

Mathematics

Physics

Chemistry

Biology

πŸ”Ά Grade 10aad iyo 9aad

Mathematics

Physics

Chemistry

Biology

πŸ”Ά Grade 8aad iyo 7aad

Mathematics

General Science

Social Study

πŸ“… Diwaan galintu waxay bilaabmaysaa:
πŸ—“ 10/10/2017 E.C ama 17/6/2025 G.C

⚠️ Fiiro gaar ah: Ardayda fasalka 12aad waxa lagu dhamayn doonaa casharrada labada bilood ee fasaxa ah.

🧠 Haddii aad rabto inaad ka faa'iidaysato fursadan muhiimka ah, nagala soo xiriir:
πŸ“ž 0915990169 | 0912776711
πŸ“ Jibriga ka soo horjeedka cilmi baadhista

ASAL to ASAL - Hal abuur iyo Horumar!
πŸ§ͺπŸ“˜πŸ“

05/06/2025
Photos from ASAL institute of natural science's post 02/06/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Jigjiga
Jijiga