22/07/2025
π· Technolojiyadu Waa Furaha Mustaqbalka!
Ku tallaabsada horumar la taaban karo adigoo adeegsanaya teknoolojiyada casriga ah.
Baro, hal-abuuro, kuna xiro aduunka oo dhan hal guji!
π±π‘π₯οΈ
Technolojiyada β Waa awoodda wax bedesha!
πΆ La Soco Xawliga Dunida!
Teknoolojiyadu ma istaagto, adigana ha istaagin!
Kobci xirfaddaada, samee isbeddel, hormari noloshaada.
π Baro Teknoolojiyada Maanta β Dhis Mustaqbalka Beri!