Caawi oo Xasuuso Dugsigaagii

Caawi oo Xasuuso Dugsigaagii Caawi oo xasuuso Dugsigaagii

Daah furkii barnaamijkii Caawi dugsigaagii waxa kasoo baxay deeqdan Hoos ku xusan intan iyo intii soo wakiilatay ba Maan...
15/12/2024

Daah furkii barnaamijkii Caawi dugsigaagii waxa kasoo baxay deeqdan Hoos ku xusan intan iyo intii soo wakiilatay ba Maanta waa loo duceeyay waajibaadkii Muwaadinnimo na way kasoo baxeen.
Inta hadhsani ha ku daydaan
Sidoo kale Shaqsi walba oo hoolka ku sugnaa iyo kuwo maqnaaba waxay si gaar ah ugusoo dirayeen tabarucaddkooda Ebbir ta iyo Akoomadii kala duwanaa ee Caawi dugsigaagii.

1. 500, 0000 birr=shir kada Tigrar
2. 500 , 000birr=Shirkada Big vision
3. 1,000,000birr=Shirkada Kaah-Faysal
4.1,000,000birr=shirkada Al-Yusuf Construction company
5.1,000,000birr=shirkada Xasan Construction Company

6.Gudiga ay samaysteen Ardaydii Axmad Guray wax kusoo baratay oo imika iskugu jira Hogaamin iyo shacab ba waxay ku deeqeen 100 daasadood oo Ranji ah iyo 50 kiish oo sibidh ah Team ahaantooda.
Isla Dhalinyaradii Dugsiga Axmad Guray wax kusoo baratay qaar kale oo kamid waxay qaateen Dhisida hal garoon oo casri ah oo ay dugsiga ka dhax dhisaan.

7. Ganacsatada xaafada 4aad waxay Qaateen inay dayactiraan Dugsiga Xuseen giire
8. Ganacsatada xaafada 1aad waxay qaateen dayactir iyo dayrka dugsiga Wanow inay dhisaan
9. Ganacsade mawlid xasan oo ah xaafada 3aad wuxuu qaatay dayactir dugsiga wanow
10. Ganacsade faysal oo xaafada 2aad ah wuxuu qaatay dhisme 2 kalaas dugsiga Wanow
11. Ganacsatada xaafada 6aad waxay qaateen inay dayactiraan dugsiga wiilwaal
12. Ganacsade Jaamac maxamed oo ah Xaaf asa 5aad wuxuu qaatay dayactir Axmed Guray
13. 100,000birr=shirkada Horn afrique ee digaaga
14. Golaha Fulinta ee magaaladu waxay qateen inay ku deeqaan bil mushaara dhammaantood
16. Nimco oo magaca maamulka Qabaleeyada ku hadashay waxay kudeeqeen Bil mushaarkooda ah 20ka qabalee ba
18. Shirkadda Jig jiga Almuuniyaam wuxuu qaatay datactir ranjiyayn ah Dugsiga Xuseen giire
19. Macalin maxamed wuxuu qaatay dayactir ranji
20. Qabalaha 11 wuxuu qaatay kuraasta dugsiga duda hide
21. Luul sh cabdi gin gaale waxay qaadatay bil mushaara oo ah 9000 birr uguna deeqday dugsiga Sh.cabdi salaan
22. Arday goobta fadhiyay wuxuu ku deeqay 5000 birr
23. Maryan yusuf xuseen=Waalidiinta dugsiyada waxay qaadatay 100,000 birr Sh Cabdi Salaan school lagu dayactiro.
24. 50,000 Najib construction-Xaashi Cabdulaahi
25. Layla federation haweenka Caasimadda 100 daasadood oo Rinji ah
26. Fooqa amiira, Xaajigu wuxuu qaatay 100,000 ama 20 gaadhi oo Niis ah
27. Wiil Laxaamad leh ah wuxu qaatay dayac tirka Kuraasta Wanaw inuu ka qayb qaato

Lacagnimo waxaa lagu deeqay:-
4,464,000(Afar Million Afar boqol iyo lixdan iyo Afar kun oo birr)

Alaab ahaan:-
200 daasadood oo rinji ah
20 lawdh oo Niis ah
50xabo oo sibidh ah
Kuraas

Waxa Goobta inagula sugan wasiirka waxbarashada DDS,Mayorka Magaalada jigjiga,Madaxwayne kuxigeenka Jaamacadda jigjiga,H...
15/12/2024

Waxa Goobta inagula sugan wasiirka waxbarashada DDS,Mayorka Magaalada jigjiga,Madaxwayne kuxigeenka Jaamacadda jigjiga,Hogaaminta heerarkeeda kala duwan iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada

Barnaamijkii baa hadda toos inoogu socda
15/12/2024

Barnaamijkii baa hadda toos inoogu socda

Waxa soo dhammaaday diyaar garawgii aan ugu jirnay Barnaamijka Caawi Dugsigaagii oo aroorta Hoolka Management ga ka dhic...
14/12/2024

Waxa soo dhammaaday diyaar garawgii aan ugu jirnay Barnaamijka Caawi Dugsigaagii oo aroorta Hoolka Management ga ka dhici doona inshaa Allaah 8:30am

Kasoo qaybgal wacan

13/12/2024
13/12/2024
13/12/2024

Dr.Abdirauf Madaxwayne kuxigeenka Jaamacadda Jaamacadda jigjiga iyo farriintiisii

12/12/2024

Qaar kamid ah Macalimiinta Caasimadda

12/12/2024

Layla xiis(Halgan)
Oo kamid ah Waalidiinta Caasimadda

11/12/2024

Raxma Muse

“Shalay dugsigaagu adiga ayaa u baahnaa Maanta Maanta isaga ayaa kuu baahan ee Caawi Oo xasuuso dugsigaagii”

11/12/2024

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caawi oo Xasuuso Dugsigaagii posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share