Xirfad Kaal Medical Center

Xirfad Kaal Medical Center

Share

🌟 Welcome to Xirfad Kaal! 🌟
📚 Passionate about medical education and hands-on training. Your journey to becoming a healthcare hero starts here!

Our courses are available both online and offline, ensuring flexible learning options for everyone!

19/03/2026

Ciid wanaagsan.

28/01/2026

📚 BARASHADA PHARMACOLOGY – ONLINE 💊
🎓 Xirfad-Kaal Health Training Center

Ma rabtaa inaad si qoto dheer u barato Pharmacology (Daawooyinka) adigoo jooga gurigaaga?
Fursad baa kuu bannaan hadda! 🖥️📖

🔹 Maadada: Pharmacology
🔹 Qaabka: Online
🔹 Mudada: 4 Bilood
🔹 Maalmaha: Jimce, Sabti & Axad
🔹 Ku habboon: Ardayda caafimaadka & shaqaalaha health-ka

📢 New Intake – Isdiiwaangeli Hadda!

📞 Faahfaahin & Isdiiwaangelin:
📲 +251 915 103 973
📲 +251 904 896 927
📲 +251 91 933 3492

⏳ Fursaddan ka faa’iidayso – tirada ardaydu aan qaadanayno way xadidan tahay!

Photos from Xirfad Kaal Medical Center's post 02/01/2026

Sawiro: maamulka iyo macalimiinta kasoo qayb gashay Xafladda Qalin-Jabinta Machadka Xirfad Kaal Health Training Center Dufcadii 3aad.

31/12/2025

Muuqaal: Qayb kamida ardayda ka qalin badalatay Machadka.
Xafladda Qalin-Jabinta Machadka Xirfad Kaal Health Training Center Dufcadii 3aad.

Photos from Xirfad Kaal Medical Center's post 29/12/2025

Sawiro: Qaybtii 1aadXafladda Qalin-Jabinta Machadka Xirfad Kaal Health Training Center Dufcadii 3aad.

12/12/2025

Diwaangalintu way socotaa

Photos from Xirfad Kaal Medical Center's post 27/10/2025

Waxaan coc preparation u samaynay arday tiradoodu dhan tahay 40 waxaa guul kasoo hooyay 23 arday maanta wuxuu macadku ku abaalmariyay guusha ay soo hooyeen iyaga iyo macalimiintii kadanbeeyay.
Allah ayaa mahad oo dhan iska leh.

25/06/2025

Ustaad Cabdisalam Maxamud, wuxuu kamid ahaa marti sharaftii kaasoo qayb gashay xaflada qalin jabinta ducfada labaad ee machadka xirfad-kaal. Wuxuu Kala hadlay ardayda halka aduun ku u socdo iyo muhiimada ay leedahay in la barto xirfad wakhtigan hada lagu jiro.

24/06/2025

Khadar shugri injineer iyo qoraaga buuga AHUN abwaan Afgudhiye. Khadar wuxuu kamid ahaa marti sharaftii kaasoo qayb gashay xaflada qalin jabinta ducfada labaad ee machadka xirfad-kaal. Wuxuu Kala hadlay ardayda muhiimada ay leedahay in la barto xirfad wakhtigan hada lagu jiro.

23/06/2025

Ustaad Shamsadin mahdi (PhD student) oo ah bare sare kana hawlgala jaamacada jigjiga ayaa hadalo dhiirigalin ah u jeediyey, ardaydii qalin-badalanaysay.

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Laanta Hawada, 06
Jijiga