Sidee loo sameeyaa QR code
Adigoo isticmaalayo ms word
Hirgal Academy
Ku soo dhawoow official page of HIRGAL ACADEMY
waa Hoyga barashada luuqadaha iyo cilmiga technology ga
02/28/2026
FREE ONLINE COURSE β MS EXCEL (Basic to Advanced)
Ma rabtaa inaad si dhab ah u barato Microsoft Excel adigoo ka bilaabaya aasaaska ilaa heer sare? Fursadani waa mid adiga kuu furan!
Hirgal Academy waxay kuu diyaarisay koorso ONLINE ah oo ku saabsan MS-Excel.
- Kaasoo soconaysa 3 toddobaad
- Bilaash ah (Free Course)
- Shahaado la siinayo marka la dhammeeyo
- Casharro laga bilaabayo Basic ilaa Advanced
π
Registration Date: 1β5 March 2026
π
Start Date: 6 March 2026
π₯ Class Seats: arday kooban
π° Registration Fee: 2 Dollar am 200 Birr
Haddii aad rabto inaad horumariso xirfaddaada Excel Fursadani waa Taadii ee Yaysan Ku seegin .
Hada isdiwaangali
https://wa.me/+251904360367
π₯ Bilow safarkaaga xirfadeed maanta adigoo ka bilaabaya Hirgal Academy.
Balanteenu waa Hirgalinta Hayaanka Mustaqbalkaaga
Kusoo biir Group Kan si aad ooga mid noqotid ardayda https://chat.whatsapp.com/LOlJ2bfrIAH1noFcuz3qK6?mode=hq2tcla
02/18/2026
πβ¨ AFUR WANAAGSAN β¨π
Hirgal Academy waxay idiin rajaynaysaa Afur barako leh oo ay ka buuxaan naxariis iyo dambi-dhaaf π€²π
Marka qorraxdu dhacdo, qalbiyaduna deggaan, ha noqoto afurkiinu mid kheyr iyo mahadnaq ku bilowda.
π Ramadaankan ku dar horumar iyo aqoon cusub.
π Kobci xirfadahaaga, dhis mustaqbalkaaga.
π +251 904360367
π§ [email protected]
02/17/2026
πβ¨ RAMADAAN KARIIM β¨π
Bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed, bahda Hirgal Academy oo isku duuban waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan ummadda Islaamka.
Allaha naga yeelo kuwa ka faaβiideysta kheyrkeeda, naxariisteeda iyo dambi-dhaafkeeda π€²π
Bishan ha noqoto mid aan ku kobcino:
π Cibaadadeena
π§ Aqoontena
π‘ Xirfadeena
π +251 904360367
02/13/2026
Jumma Mubarak π
Allaha naga aqbalo cibaadada, hana inaga dhigo kuwa guuleysta adduun iyo aakhiraba
Bilow safarkaaga waxbarasho maanta.
Hirgal Academy waxay ku siinaysaa xirfadaha casriga ah ee IT-ga & Luuqadahaba oo aad ku dhisan karto mustaqbalkaaga
HIRGALINTA HAYAANKA MUSTAQBALKAAGA
π +251-904360367
π§ [email protected]
STUDENT ATTENDANCE
FORMULA IN EXCEL
HIRGAL ACADEMY
COMPUTER APPLICATIONS
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Washington D.C., DC
1000