Markazka AL-irshaad-jigjiga

Markazka AL-irshaad-jigjiga Kani waa markazka AL-irshaad ee barashada quranka & cilmiga diiniga ah ee magaalada jigjiga+251907066927

Q/2aadsawirada Xafladda qallinbadalashada qaar kamid ah ardayda markazka al-irshaad - jigjigamunaasabaddan ayaa ka koobn...
21/04/2026

Q/2aad

sawirada Xafladda qallinbadalashada qaar kamid ah ardayda markazka al-irshaad - jigjiga

munaasabaddan ayaa ka koobnayd qalinjabin,bandhig aqooneed maadooyinka kalla duwan ee diiniga ah iyo abaalmarinti ardaydi kaalmaha sare ka gashay imtaxaanka sanadlaha ah ee markazka al-irshaad magaalada jigjiga

الحمد لله

Q/1aadmarkazka al-irshaad - jigjigaHambalyo hambalyo xafladda qalinjabinta dufcada 1aad ee qur,aanka kariimka iyo dufcad...
20/04/2026

Q/1aad

markazka al-irshaad - jigjiga

Hambalyo hambalyo

xafladda qalinjabinta dufcada 1aad ee qur,aanka kariimka iyo dufcada 2aad ee qoraalka & akhriska carabiga

نهنّئ الخرّيجين من مركز الإرشاد في حفل التخرج للدفعة الأولى من القرآن الكريم والدفعة الثانية من القراءة والكتابة

Xaflada qalinjabinta markaska al-irshaad jigjiga axadda insha allaahGoobta: Markaaul-irshaad jigjigaTaariikhda: 19 april...
16/04/2026

Xaflada qalinjabinta markaska al-irshaad jigjiga axadda insha allaah

Goobta: Markaaul-irshaad jigjiga
Taariikhda: 19 april 2026
saacadda: 8:00 AM

Munaasabadan ayaa lagu abaalmarinayay ardayda kaalmaha sare ka gashay imtaxaanka billaha ah ee markazka Al-irshaad M.M.J...
16/10/2025

Munaasabadan ayaa lagu abaalmarinayay ardayda kaalmaha sare ka gashay imtaxaanka billaha ah ee markazka Al-irshaad M.M.J
sido kale waxay ardaydu soo bandhigeen culuum kala duwan

waxan bigaadinayna ardayda kaalmaha gashay iyo guud ahaan ardayda markaska oo soo bandhigtay culuum kala duwan oo diini ah

qaab akhriska ardayda waxa ka muuqatay inay heleen waxbarsho tayaysan

maadooyinka lagu barto macadka waxa ka mid ah kuwan:Baridda qur,aanka kariimkaHigaadda carabigaTafsiirka AxaadiistaFiqhi...
14/09/2025

maadooyinka lagu barto macadka waxa ka mid ah kuwan:

Baridda qur,aanka kariimka
Higaadda carabiga
Tafsiirka
Axaadiista
Fiqhiga
Tarbiyada
Siirada nabiga scw
Xisaabta
Luuqadda Carabiga
Luuqadda Soomaaliga
Luuqadda English-ka

من المواد التي يتم تدريسها في المعهد ما يلي:

تحفيظ القرآن الكريم
الهجاء العربي
التفسير
الأحاديث
الفقه
التربية
السيرة النبوية
الرياضيات
اللغة العربية
اللغة الصومالية
اللغة إنجليزية

✍️Marakaz-ka AL-irshaad Ee Magaalada Jigjiga

dawradu mudada ay socon doonto waa labo bilood ee ardayda schoolada fasaxa yihiin insha allaahwaxana lagu xifdin shan ki...
05/07/2025

dawradu mudada ay socon doonto waa labo bilood ee ardayda schoolada fasaxa yihiin insha allaah
waxana lagu xifdin shan kitaab oo kala ah
1️⃣Arbaciinka(axaadiis)
2️⃣nuurulcuyuunka(siirada.nabiga)sallalaahu calayhi wasallam
3️⃣safiinaha(fiqhi)
4️⃣tuxfatul.adfaal(tajwiid)
5️⃣futuuxaad.alquyyumiyah(naxwada)

muddo yar ayaa ka hadhay billawga cashirada
diiwaangalintu way socota

F.G fursaddan waxay ufurantahay rag iyo dumarba

03/07/2025

Jigjiga

Imtaxaanka billaha ah(tijaabo
ada) ee markaska al-irshaad ayaa ka qabsoomay fasalka gabdhaha ee loo yaqaanno (caa,isha binti abiibakar)

dawradu mudada ay socon doonto waa labo bilood insha allaahwaxana lagu xifdin shan kitaab oo ka kooban shan fanni
29/06/2025

dawradu mudada ay socon doonto waa labo bilood insha allaah
waxana lagu xifdin shan kitaab oo ka kooban shan fanni

27/06/2025

Hambalyo dhamaan muslimiinta aduunka Sanad guuro wanaagsan

Taariikhda hijrada nabiga sallaahu calayhi wasallam ayaa ah 1/1/1447
alle haka dhigo sanad barwaqo,nabad,caafimaad,cibaado
alle haka dhigo sanad ay muslimiinta midoobaan oo ay ka adkaadaan gaalada alle haka dhigo sanadki xorraynta masjidul-aqsa sanadka gargaarka falastiiniyiinta iyo dhamaan muslimiinta

تهنئه بالعام الجديد ڪل عيد وانتم بخير بمناسبه العام الهجري الجديد 1447 أعاده الله علينا وعليڪم بالخير واليمن والبركات اللهم في عامنا الجديد أفرح قلوبنا واغسل أحزاننا وهمومنا واغفر ذنوبنا وخطايانا واشفنا واشف مرضانا
وارحم موتانا وموتى المسلمين
إنك على كل شي قدير 🤲

27/06/2025

Markaska AL-irshaad ee barashada qur'aanka kariimka iyo culuumta shareecada magaalada jigjiga

Macadka waxa laguso kordhiyay culuumta maadiga sida soomaali'english'ahmaric,carabi & xisaab

Kala xidhiidh WhatsApp link gan hoose👇
https://wa.me/message/NZL4EBA7YIOIL1

📞0907066927

Dawradani waxay anfacaysa qof billaw ah iyo mid waxbartay labadaba diwaangalinta ayaa socota waqti xaadirkan Dawradani w...
24/06/2025

Dawradani waxay anfacaysa qof billaw ah iyo mid waxbartay labadaba
diwaangalinta ayaa socota waqti xaadirkan

Dawradani waxay socon doontaa muddo laba bilood ah insha allaah

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markazka AL-irshaad-jigjiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category