Said Mohamed Abdile Hassan Secondary School

Said Mohamed Abdile Hassan Secondary School Page Kan Waa Page ka Rasmiga Ah Ee Dugsiga Sare Ee Sayid Mohamed Abdile Hassan Maamulka Magaalada Godey

Waxaa Dugsiga Sare Ee sayid Mohamed abdile Hasan Ee maamulka magaalada godeySifiican oo heer Sare ah u socota diiwaangal...
02/09/2025

Waxaa Dugsiga Sare Ee sayid Mohamed abdile Hasan Ee maamulka magaalada godey
Sifiican oo heer Sare ah u socota diiwaangalintii sanaddugsiyeedka 2018.E.C

Waxaa saaka imtaxaan tijaabo ah oo Laga Soo diyaariyay xafiiska waxbarashada DDS Ka billaabmay Dugsiga Sare Ee Sayid Moh...
23/01/2025

Waxaa saaka imtaxaan tijaabo ah oo Laga Soo diyaariyay xafiiska waxbarashada DDS
Ka billaabmay Dugsiga Sare Ee Sayid Mohamed Abdile Hassan Maamulka Magaalada godey
Kaas oo ay ardayda fasalka 12aad qaa teen imtaxaan labo maado ah oo kala ah
1: English iyo
2: mathematics

Waxaa saaka orientation sii yay ardayda Dugsiga Sare Ee Sayid Mohamed Abdile Hassan Secondary Mudane amir oo ka socday x...
22/01/2025

Waxaa saaka orientation sii yay ardayda Dugsiga Sare Ee Sayid Mohamed Abdile Hassan Secondary Mudane amir oo ka socday xafiiska waxbarashada deegaan
Ku waas oo kula dar daarmay in SI anshaxeed u qaatan .
Imtaxaanka modelka ah Ee ay, wasaaradu qaadayso

Waxaa saaka kormeer ah geedi socodka nidaamka waxbarasho noogu yimid kooxda xafiiska waxbarashada deegaanka .
07/11/2024

Waxaa saaka kormeer ah geedi socodka nidaamka waxbarasho noogu yimid kooxda xafiiska waxbarashada deegaanka .

07/11/2024
Waxaa saaka wacyigalin waxbarasho ardayda Dugsiga Sare Ee sayidka mohamed Abdile Hasan Ee Maamulka Magaalada godey ku sa...
07/11/2024

Waxaa saaka wacyigalin waxbarasho ardayda Dugsiga Sare Ee sayidka mohamed Abdile Hasan Ee Maamulka Magaalada godey ku sameeyay madaxa xafiiska waxbarashada
Mudane mohamud dahir.taas oo uu u tilmaamay in ay dadaalaan ardaydu Markay Dugsiga joogaan iyo Markay xaafada joogaanba

Waxaa saaka indho indhayn ah geedi socodka nidaamka waxbarasho noogu yimid team xafiiska waxbarashada ah oo uu hogaamina...
28/10/2024

Waxaa saaka indho indhayn ah geedi socodka nidaamka waxbarasho noogu yimid team xafiiska waxbarashada ah oo uu hogaaminayo ugaas fuad Dugsiga Sare Ee sayidka Maamulka Magaalada godey

Waxay maanta oo ay taariikhdu tahay 20/01/2017.E.CSifiican uga socotaa xiisadihii maalinlaha ahaa Dugsiga Sare Ee Sayid ...
30/09/2024

Waxay maanta oo ay taariikhdu tahay 20/01/2017.E.C
Sifiican uga socotaa xiisadihii maalinlaha ahaa Dugsiga Sare Ee Sayid Mohamed Abdile Hasan secondary school

Address

Gode City Administration
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Said Mohamed Abdile Hassan Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category