مركز ابن كثير للإقراء والإجازة بالسند - جكجكا

  • Home
  • Ethiopia
  • Jijiga
  • مركز ابن كثير للإقراء والإجازة بالسند - جكجكا

مركز ابن كثير للإقراء والإجازة بالسند - جكجكا Markaska Ibnu Kasiir ee Qir'aadka iyo ijaasada sanadka Magaalada Jigjiga || +251 91 023 2187

27/06/2026
17/05/2026

🎉 تهنئة ومباركة 🎉
📚 مركز ابن كثير
يتقدم بخالص التهاني والدعوات للطالبين:
▫️ ابن إسماعيل
▫️ وابن صلوب
بمناسبة اجتيازهما قسم العرض برواية حفص عن عاصم.
🌿 نسأل الله أن يجعلهما من أهل القرآن، وأن يوفقهما لإتمام كتاب الله الكريم. 🤲✨

16/05/2026

╭──────────────╮
🎉📚 HAMBALYO 📚🎉
╰──────────────╯
✨ Markazka Ibnu Kathiir ✨
Waxuu hambalyo u dirayaa:
🌹 Cabdirashiid Xaaji Mursal
🌹 Cabdinaasir Cabdullaahi Cabdi
🌹 Zayd Cabdishakuur Cabdullaahi
Oo ku guulaystay in ay ugudbaan
📖 Qaybtii Cardiga
ee Riwaayatu Xafsin Can Caasim.

🤲 Waxaan Allah uga baryaynaa
inuu ka dhigo kuwii dhamaystira Cardiga,
━━━━━━━━━━━━━━
🏛️ Markazka Ibnu Kathiir
━━━━━━━━━━━━━━

04/05/2026

📚 مركز ابن كثير للإقراء والإجازة
هو مركز علمي متخصّص في خدمة القرآن الكريم، يهدف إلى نشر علوم القرءان والتجويد، والعناية بإقراء كتاب الله تعالى على أصوله الصحيحة.
✨ أهداف المركز:
• تعليم تلاوة القرآن الكريم بالتجويد الصحيح
• إعداد طلاب متقنين للقراءات القرآنية والروايات
• منح الإجازات بالسند المتصل إلى النبي ﷺ
• نشر علوم القرآن وخدمة أهله
📖 أنشطة المركز:
• حلقات تحفيظ القرآن للكبار والصغار
• حلقات تصحيح التلاوة
• حلقات للقراءات
• دروس التجويد النظري والتطبيقي
• دورات في القراءات (مثل رواية حفص وغيرها)
• برامج الإقراء الفردي (التلقّي والمشافهة)
📌 رسالة المركز: إعداد جيلٍ يحمل كتاب الله حفظًا وأداءً، متصل السند، ثابت الإتقان.👍
251915232676

15/04/2026

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxaa si rasmi ah loo ogeysiinayaa dhammaan ardayda sharafta leh ee Markazka Ibnu Kathiir:
Ardayda dhamaysatay tadriibka Suuratul-Baqara in ay isu diyaariyaan imtixaanka xifdiga Qur’aanka (ee ka horeeya muqaabalada
oo dhici doona:
📅 01 / 05
⏳ Ka faa’iidaysta waqtiga kooban ee haray, hana dayicin dadaalka ugu dambeeya.
🌟 Waxaan Alle idinka rajaynaynaa guul, tawfiiq iyo horumar joogto ah.
╔══════════════════════════╗
📚 Maamulka Markazka Ibnu Kathiir
╚══════════════════════════╝

🌟 Ogaysiis Muhiim 🌟📅 Taariikhda: 01/04/2026💻 Darsi: Tasxiix (Online)⚠️ Fiiro Gaar ah: Tirada ardayda la qaadanayo waa ko...
30/03/2026

🌟 Ogaysiis Muhiim 🌟
📅 Taariikhda: 01/04/2026
💻 Darsi: Tasxiix (Online)
⚠️ Fiiro Gaar ah: Tirada ardayda la qaadanayo waa kooban tahay – ka faa’iidayso fursaddan qiimaha leh!
📌 Faahfaahin & Diiwaangelin:
📞 +252 633 648680

Check out Abdul-Rahman Tahir Mursal’s post.

02/02/2026

بعض طلاب
مركز ابن كثير
في مرحلة التدريب
❤️❤️❤️❤️

Address

Xaafadda Marsin
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز ابن كثير للإقراء والإجازة بالسند - جكجكا posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share