Ciid Mubaarak
Harvard English Language School
Harvard English Language School is a privately owned English School in Jigjiga,Ethiopia This embracing of a new culture isn’t as easy as it sounds.
When you think about people like me, and hopefully you, who take the leap and decide to teach people how to speak fluent English in a non-English-speaking country you automatically assume that the person is open-minded and willing to fully embrace new cultures and experiences. Teaching Spoken English in Jigjiga is not like teaching in the United States.
27/06/2023
Duhur wanaagsan
Barqo wanaagsan
Duhurnimo Wanaagsan
17/10/2022
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYEY SHACABKA SOOMAALIYEED GUUSHA XULKA KUBADDA CAGTA EE 17-JIRRADA
Muqdisho, Oktoobar 15, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ay u soo hoyeen qarankooda ayaa tilmaamay dareenka farxadeed iyo qiimaha ay u leedahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa sheegay in ciyaaryahannada, macalimiinta iyo maamulka xulka da’yarta Soomaaliyeed ay tusaale wanaagsan u noqon karaan xirfadda iyo dadaalka ciyaarhannada Soomaaliyeed, taas oo aas-aas wanaagsan ay u ah Xul Soomaaliyeed oo la tartama dhigooda gobolka iyo qaaraddaba.
“Xulka Kubadda Cagta ee 17 jirrada ah ee qarankeenna, waxa ay muujiyeen in dhallinyarada Soomaaliyeed ay ka go’an tahay in ay la tartamaan dhiggooda caalamka, aysanna niyad jabin karin kuwa ku gumaadaya fikirka xagjirnimada ah ee qaraxa iyo xasuuqa u adeegsanaya qaarkood, kuna beegsada walaalahooda kale ee la da’-da ah”.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo si dhow ula socday ciyaaraha xulka 17 jirrada ah ee ku matalayey qarankeenna Isreebreebka Afrika ee heer gobol ee Bariga iyo Bartamaha ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo bahda ciyaaraha dalka ugu hambalyeey hanashada koobkan oo dhabbaha u xaaraya soo noqoshada wacdarihii heer gobol iyo heer qaaradeedba ee Xidagaha Soomaaliya.
DHAMMAAD
Waxii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Abdikadir Ali Dige,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter:
17/10/2022
17/10/2022
I wanna tell the world 🌎 this is Somalia 🇸🇴 safarkaana hada lee bilaawday waAn soo socana
17/10/2022
Somalia ⚽️⚽️⚽️ : Dalkeena 🇸🇴 ayaa ku guulaystay koobka U-17 jirrada Bariga iyo Badhtamaha Afrika, kolkii ay Ciida Cunsiiyeen South Sudan 3-1.
Good evening everyone
Click here to claim your Sponsored Listing.