Machadka Cabdilahi ibnu Cabbaas ee Barashada Quranka

Machadka Cabdilahi ibnu Cabbaas ee Barashada Quranka Barashada Quranka Kariimka & Culuumta Shareecada

28/10/2025
28/10/2025
machadka abdulahi binu  cabaas   ee  barashada   qur.aanka iyo culuumtiisa  waxuu  u hanbalyayn hayaaa    dhamaan ardayd...
21/08/2025

machadka abdulahi binu cabaas ee barashada qur.aanka iyo culuumtiisa waxuu u hanbalyayn hayaaa dhamaan ardaydiisa yar iyowaynba
waxaa kale oon u mahd celin haynaa dhamaan waalidka ardaydaa soo bar baashay iyo macalimiinta ku dadaashy dhamaantoo mid jooga iyo mid maqanba

lasocod  wanaag san  dhamaan  ardayda iyo mucalimiinta iyo waalidkaba
17/08/2025

lasocod wanaag san dhamaan ardayda iyo mucalimiinta iyo waalidkaba

waxaan  dhamaan uhan balyayn haynaa  ardayda    dhigata  machadka abdulahi binu cabaas   khaasatan  waxaan  farxad labqa...
09/08/2025

waxaan dhamaan uhan balyayn haynaa ardayda dhigata machadka abdulahi binu cabaas khaasatan waxaan farxad labqayn sahn haynaa ardayda qalin jabin haysa waxaan leenaha cilmiga aad barateen ale haa idin ku anfaco noqda kuwii dadkooda iyo diintaba wax uguqabta

06/08/2024

alaah ayaa nagu waa jibiyay in aan rumayno rasuulkeena maxamed salalaahu calayhi wasalam

Address

Jigjiga/Xaafada Serbida
Jijiga

Telephone

+251915435040

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Cabdilahi ibnu Cabbaas ee Barashada Quranka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share