معهد التبيان لتحفيظ القرآن الكريم والتنمية للأطفال

  • Home
  • Ethiopia
  • Jijiga
  • معهد التبيان لتحفيظ القرآن الكريم والتنمية للأطفال

معهد التبيان لتحفيظ القرآن الكريم والتنمية للأطفال Machadka TIBYAAN ee Xifdiga Qur'aanka Kariimka iyo Tarbiyada Awlaada

jumco wanaagsan dhamaan muslimiinta meelkasta oy joogaan
10/07/2026

jumco wanaagsan dhamaan muslimiinta meelkasta oy joogaan

waa muhiim markaad macalin tahay inaad khbrado badan raadiso  ood aado meel walba ood khbrad ka helayso  waxogaa macalim...
01/07/2026

waa muhiim markaad macalin tahay inaad khbrado badan raadiso ood aado meel walba ood khbrad ka helayso waxogaa macalimiintu way is yaraha wayneeyaan waxaan kula talin inaa hoos la isu dhigo li tawaaduc

ugu imo macadka al tibyaan ee barashada quraanka iyo culuumtiisa tayo iyo macalimiin ubadka dhiiri galisa oon garaac iyo...
12/06/2026

ugu imo macadka al tibyaan ee barashada quraanka iyo culuumtiisa tayo iyo macalimiin ubadka dhiiri galisa oon garaac iyo hanjabaad wax ku barin

kusoo dhawaada macadka al  tibyaan ee barashada quraanka iyo culuumtiisa fadlan booqo boga machadka wixii faah faain ahn...
21/05/2026

kusoo dhawaada macadka al tibyaan ee barashada quraanka iyo culuumtiisa fadlan booqo boga machadka wixii faah faain ahna kala xidhiidh teelkan 091 575 2956

12/04/2026
Habalyo Habalyo Habalyo waxaan u hanbalyaynayaa  mucaad  sheekh maxamad yabani  oo maanta soo gaba gabeeyay quraanka kar...
25/01/2026

Habalyo Habalyo Habalyo waxaan u hanbalyaynayaa mucaad sheekh maxamad yabani oo maanta soo gaba gabeeyay quraanka kariimka mucaad wuxuu bilaabay quraanka 2024 bishii 5 maantana waa 2026 bishii 1 aad ale ha ku anfoco wiilkaa yarka ah kitaabkiisa anagana ajir iyo xasanaad ha naga siiyo aamiin aamiin yaa rabi

12/01/2026

Ardar Kamid ah Ardayda معهد التبيان لتحفيظ القرآن الكريم والتنمية للأطفال oo inoosoo Jeedinaya Kalimaad Ka Tirsan kitaabka Jazariyaha.

Markasku Waxyaabaha uu Xooga Saaro Waxaa Kamid ah :
* Akhriska iyo Qoraalka
* Xifdiga Quraanka
* Tasxiixa / Tilaawada
* Khatmada iyo ijaazada Xafsa-Can -Caasim
* iyo qiraa atu caasim. Bi raawiyayhi

Kala Xidhiidh :- 091 575 2956

Address

Xaafada Jidka 30ka Iyo Xildhibaanada Dhexdooda
Jijiga
00251

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد التبيان لتحفيظ القرآن الكريم والتنمية للأطفال posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category