Ramaden Kareem dhaman UMADA muslimita ALLaha Inaga Dhigo Kuwi ka Faidaysta bishan Barakaysan......
MohÅ ÃlvÊs
Xisahan ku qabo Awgeed
ma waxa sugaysa bbe inaan kula soo hadlo My Name Moha
From jiiga city
iam student in Grade 12
my Age 19
✔hadad Aragto
qof Nolshada ka xun
☆waa qof Qirsan
inaad ka Ficantahy
✔Alves
☆Nolashu maha dhibaato in la Xaliyo u bahan
✔balse waa Xaqiq in la ogaado u bahan
✔Alves
✔Dadka si da dhabta ah izku jecel si sahal ah kuma kala tagan hadii ay jirto
♡boqol sababood oo ay ku kala tagi karaan
☆waxy heleen hal sapap oo ay ku wada joogi karaan
★Alves
Boodhari Magtiisi Ayaa bixiyay ?
___Cashaqa
★Jacaylku waa sida Rooxanta oo kale dadka badan koodu way Hadal Hayaan
●balse in yar oo kamida Ayaa Aragta ama dha dhamisa
★Alves
07/03/2017
★Noqo qof la nool riyadiisa &xqiijinta hadafkiisa gaarka ah
★Alves
★geesinimada waa qofka oo xakameya cabsidiisa ee maha ●Cabsida oo qofka Ka Guurta
★Alves
★jacaylku waa waxa ugu quruxda badan een haysano
☆wana waxa ugu adag ee la kasbado
●waana Waxa ugu Xnunka badn ee la Waayo
★Alves
☆Waxa Farxad ku siin kara Qofka Ku Dareemi kara Adigana qalbigayga Dareeme Nafta Kugu Qanac san __My Quen●
☆ Marka Aad hesho Gaber kuu quurayso "wanag Badan kuu mujiso naxariz badan nolsha kaga dhigto Mid Fudud taas oo kaa fogaysa kadeedka iyo kuleelka" Nolsha, kugulana kaftanta Nolshada caadiga, waligeedna aan bananka u sarin markee ka Ja jaban tahay
markaad hesho gaber sidaas ah Waxad Nolshada u heshay Boortiyeeri la isku halayn karo :D★
Click here to claim your Sponsored Listing.