Abdirahman Moallim

Abdirahman Moallim Shar iyo Khayr waxaad Fashaba sooyaalkaad ka muuqane Ha Dhigin taariikh mugdiya!

23/02/2026

CASHARKA 04: Saamaynta ay magacyada Allah SWT ku leeyihiin qiyamka iyo rabitaanka qofka.

22/02/2026

CASHARKA 03: Xiriirka ka dhexeeya magacyada Eebe iyo Makhluuqaadkiisa (Insiga, Jinniga iyo Malaa’igta).

21/02/2026

CASHARKA 02: Muhiimadda magacyadu u leeyihiin aadanaha. Waa qeyb kamid ah casharada hordhaca ah.

19/02/2026
19/02/2026

CASHARKA 01: Casharkan wuxuu gogoldhig u yahay duruusta taxanaha magacyada Eebe Subxaanu Watacaalaa. Casharadan si joogta ah ayaan usoo gudbinayaa bisha Ramadaan oo idil iyo lixda bisha Shawaal.
Fahad Yaasiin Xaaji Daahir

Bandhig Diimed(Ijtimaac) ayaa maalinta Khamiista ka furmi doona Magaalada Qabridahare. Waxaa ka soo qayb gali doona Culi...
12/07/2025

Bandhig Diimed(Ijtimaac) ayaa maalinta Khamiista ka furmi doona Magaalada Qabridahare. Waxaa ka soo qayb gali doona Culimo ay kamid yihiin:-
1.Sheekh Xuseen Cali
2.Sheekh Mohamed Xuseen Odawaa
3.Sheekh Maxamed Nuure
4.Sheekh Axmed Rabiic iyo culimo kale Fadlan wakhtigaaga hur oo kasoo faa'iidayso walaal.

12/07/2025
Guddiga joogtada ah ee golaha xildhibaanada degmada Fiiq ayaa soo kormeeray xarumaha adeeg bixinta ee degmada iyo mashaa...
12/03/2025

Guddiga joogtada ah ee golaha xildhibaanada degmada Fiiq ayaa soo kormeeray xarumaha adeeg bixinta ee degmada iyo mashaariicda ka socda degmada.

Address

Malka Dhagaxmadaw
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Moallim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abdirahman Moallim:

Shortcuts

Share

Category