Fuaad faarax ganey

Fuaad faarax ganey Dhalintii Garbo Cadey

Hambalyo hambalyo maamulka dag.garbo
18/01/2025

Hambalyo hambalyo maamulka dag.garbo

Waxaa lasoo gagabeyey  qiimayentii 6dii bilood ee lasoo dhafay ee s.m  2017  e.c  Qiimayrntan ayaa waxaa kalinta kobaad ...
18/01/2025

Waxaa lasoo gagabeyey qiimayentii 6dii bilood ee lasoo dhafay ee s.m 2017 e.c
Qiimayrntan ayaa waxaa kalinta kobaad galay dagmada Garbo👍👍 kalinta kobaad waxay ku gashay arimahan

Dhanka dakhliga
Dhanka xisbiga
Dhanka nabadgaliyada
Dhanka dayenso celinta
Dhanka tiro kobka
Qiimayntan ayaa intii ay socotay waxaa lagu eegayay waxqabadka degmooyinka dhinacyada adeegyada bulshada loo hayo, dakhli uruurinta, wacyi galinta bulshada dhinaca ka qaybgalka horumarka, amniga iyo arimaha xisbiga.

Hambalyo xulka d.goljano ee g.faafanOo kuguulaystay koobkii kubada cagta ee g.faafanMacalinkii macalimiinta g.faafah dr ...
01/05/2024

Hambalyo xulka d.goljano ee g.faafan
Oo kuguulaystay koobkii kubada cagta ee g.faafan
Macalinkii macalimiinta g.faafah dr Ahmed Nasri hambalyo sxb adi iyo xulkaaguba

Xuska aas aaska dds gobolka nogob deg.garbo 23 January 2024
23/01/2024

Xuska aas aaska dds gobolka nogob deg.garbo
23 January 2024

05/01/2024

Dhalintii Garbo Cadey

05/01/2024

Lasawiran cadcadkii garbo [Dube] iyo [TipTop]
Fiid wanaagsan dhamaan asxaabta

Alle inama kalaqaado marwo
28/08/2023

Alle inama kalaqaado marwo

Kismaanyo🇬🇲🇬🇲❤️❤️Magaalo Absame
04/05/2023

Kismaanyo🇬🇲🇬🇲❤️❤️
Magaalo Absame

Address

Nogob Streat
Jijiga

Telephone

+251915117110

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fuaad faarax ganey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Fuaad faarax ganey:

Shortcuts

Share