Omer Binu Khadab Schools-Ethiopia مدارس عمر بن خطاب - إثيوبيا

  • Home
  • Ethiopia
  • Jijiga
  • Omer Binu Khadab Schools-Ethiopia مدارس عمر بن خطاب - إثيوبيا

Omer Binu Khadab Schools-Ethiopia مدارس عمر بن خطاب - إثيوبيا Comprehensive education from preschool to secondary level with Islamic values & excellence academics.

30/08/2026
Hambalyo
27/08/2026

Hambalyo

25/08/2026
Hambalyo   Hambalyo
25/08/2026

Hambalyo Hambalyo

04/08/2026

DUGSIGA HOOSE, DHEXE IYO SARE EE CUMAR BINU KHADAAB – JIGJIGA (BRANCH 1)

Ujeeddo: Wargelin Ku Saabsan National ID (N.ID ETH)

Waxaan si xushmad leh ugu wargelinaynaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Cumar Binu Khadaab – Jigjiga (Branch 1) in Dowladda ay dugsiga keentay mashiinno badan oo lagu sameeyo National ID (N.ID ETH), si dhammaan ardaydu ay uga faa’iidaystaan adeeggan.

Sida uu farayo Xafiiska Waxbarashada, laga bilaabo sannad-dugsiyeedka cusub waxaa muhiim ah in arday kasta uu haysto National ID, maadaama diiwaangelinta ardayda lagu xiray aqoonsigan. Sidaas awgeed, arday aan haysan National ID lama diiwaangelin doono ilaa uu soo dhammaystiro aqoonsigiisa, iyadoo la raacayo tilmaamaha ay soo saareen masuuliyiinta waxbarashada.

Waxaan si adag uga codsanaynaa dhammaan waalidiinta inay carruurtooda sida ugu dhaqsaha badan uga faa’iideeyaan adeeggan, si looga fogaado dib u dhac ama caqabado ku yimaadda diiwaangelinta sannad-dugsiyeedka cusub.

Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xiriira maamulka dugsiga.

Mahadsanidiin.

Maamulka Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Cumar Binu Khadaab – Jigjiga (Branch 1).

Hambalyo  hambalyo  Waxahay  kaalinta  1aad  u kala galeen  labada  fasal  ee  shaadiga  ah   D D S fasalka :6aad  iyo  ...
04/08/2026

Hambalyo hambalyo
Waxahay kaalinta 1aad u kala galeen labada fasal ee shaadiga ah D D S fasalka :6aad iyo fasalka 8aad sanad dugsiyeedka 2018E.C

Address

Omer Bin Khadaab Street, UNDP Junction
Jijiga

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 18:00
Friday 07:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 13:00

Telephone

+251902050735

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omer Binu Khadab Schools-Ethiopia مدارس عمر بن خطاب - إثيوبيا posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category