Al Huda Islamic Learning

Al Huda Islamic Learning Learn Qur’an online with qualified Somali teachers πŸ“–
Tajweed β€’ Hifdh β€’ Qaacidah
Kids & Adults | Flexible timings 🌍
Message us to enroll today βœ‰οΈ

25/08/2026
20/08/2026

πŸŒ™ KU SOO DHAWOOW ALHUDA ISLAMIC LEARNING 🀍
πŸ“š Baro Diinta Islaamka si fudud, nidaamsan, oo casri ah β€” adigoo jooga meel kasta oo dunida ah. 🌍
Waxaan kuu haynaa:
πŸ“– Qur’aanka Kariimka β€’ Xifdin Qur’aan
β€’ Sixidda akhriska
β€’ Tajwiid
πŸ•Œ Culuumta Islaamka β€’ Tafsiir
β€’ Xadiis
β€’ Fiqi
β€’ Tarbiyad Islaami ah
πŸ—£οΈ Luqadda Carabiga β€’ Akhris & qoraal
β€’ Hadal & faham
β€’ Casharro heerar kala duwan ah
✨ Adkaar & Ducooyin Maalinle ah
🌍 Casharro gaar ah oo ku habboon dadka ku nool dibadda.
πŸ’» Casharrada waxaa lagu dhigaa: πŸ”Ή Zoom
πŸ”Ή Google Meet
πŸ”Ή Microsoft Teams
πŸ‘¨β€πŸ« Macallimiin khibrad iyo aqoon leh
⏰ Jadwal dabacsan oo ku habboon waqtigaaga
🌍 Waxbarasho online ah β€” meel kasta oo aad joogto
πŸ“² ISDIIWAANGELI MAANTA!
☎️ WhatsApp: +252 612 030 082
🀍 Alhuda Islamic Learning β€” Baro, Faham, Ku Dhaqan.

18/08/2026

Hambalyo Ardayda!
Maanta waxaad qaaddeen tallaabadii ugu horreysay ee safarka waxbarashada. Bilow wanaagsan waa furaha guusha. πŸ”‘πŸ“š
Alle ha idiin fududeeyo waxbarashada, hana idiin barakeeyo cilmigiinna. 🀲🌸 Guul ayaan idiin rajaynaynaa!

15/08/2026

Hambalyo sabiriin

15/08/2026

Bilow fiican weeye! πŸŽ‰
Hambalyo dhammaan ardayda maanta qaaday tallaabada ugu horreysa ee waxbarashada. Bilow wanaagsan waa furaha guusha. Alle ha idiin fududeeyo barashada, hana idiin barakeeyo cilmigiinna. Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa.

12/08/2026

Haddii aad rabto inaad Qur’aanka la saaxiibto, maalin kasta xitaa 10–15 daqiiqo u qoondee. Ha ka welwelin inta aad akhrinayso; joogteynta ayaa muhiim ah.

10/08/2026

Hingaadu waa furaha qur.aanka

02/08/2026

πŸŽ‰ Hambalyo!
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda bilowdey hingaadda. Tani waa tallaabo weyn oo kuu furtay jidka akhriska Qur'aanka Kariimka ah.
Alle ha idiin kordhiyo cilmi iyo camal suuban. Sii wada dadaalka! πŸŒΉπŸ“–

Address

Online Quran Classes For Kids & Adults
Jijiga
SOMALI

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Huda Islamic Learning posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share