Abdi Yuusuf

Abdi  Yuusuf WaXaa GarabkayGa Ah Alihii i Abuurtay iGuna Dhaliyay Musslim Alxamdulilaah

21/01/2026

Riyooyinkaagu Waxay Ku Geyn Karaan Meelo Aanad Malaysan Karin,
Hadii Aad Ku Ladhid Dadaal Joogto Ah Duco iyo Daacadnimo!!

20/01/2026

Dariiqa Toosan Ha Ku Dareemin Kalinimo,
Waayo Waxaaba iska Yar Dadka Ku Socdaala!!

26/12/2025

Hadaad Tahay Ruux Ay Diiday Dunidu"
Adna Dayoo Hadoonin Mar Danbe!!

14/09/2024

Waxaad Ku Sugnaan Dontaa Qalbiyadeena Adigoo Ina Soo Gaadhsiiyay Diintan Macaanka Badan Leh Nabigii Samirku U Saxiibka Ahayow ♥️

Maalin Uun Waxaad Noqonaysaa Xusuus Dadka Qaar Qalbiyadooda Ku Hadha Ee Ku Dadaal In Aad Noqoto Xusuus Wanaagsan✔️
23/08/2024

Maalin Uun Waxaad Noqonaysaa Xusuus Dadka Qaar Qalbiyadooda Ku Hadha
Ee Ku Dadaal In Aad Noqoto Xusuus Wanaagsan✔️

Address

[email protected]
Addis Ababa
3496

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Yuusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abdi Yuusuf:

Shortcuts

Share