Ibnu Hirzi

Ibnu Hirzi

Share

dacwato islaam

15/12/2023
06/05/2023

فلسفة النجاح..!!

'هل تعرف أن الأسد لا ينجح في الصيد
إلا في ربع محاولاته أي أنه يفشل في 75%
من محاولاته و ينجح في 25% منها فقط..
ورغم هذه النسبة الضئيلة التي تشاركه فيها معظم الضواري إلا أنه يستحيل على الأسد أن ييأس من محاولات المطاردة و الصيد ...
'والسبب الرئيسي في ذلك ليس الجوع كما قد يظن البعض ، إنما هو استيعاب الحيوانات لقانون
(الجهود المهدورة) وهو القانون الذي تعمل به الطبيعة كلها ...
'' فنصف بيوض الأسماك يتم التهامها ..
'' ونصف مواليد الدببة تموت قبل البلوغ ...
'' ومعظم أمطار العالم تهطل في المحيطات ...
'' ومعظم بذور الأشجار تأكلها العصافير ...
'' وحده الإنسان من يرفض هذا القانون الطبيعي الكوني ويعتبر أن عدم نجاحه في بضع محاولات يجعل منه إنساناً فاشلاً ...
'' لكن الحقيقة هي أن الفشل الوحيد..
هو "التوقف عن المحاولة"
'' والنجاح ليس أن يكون لديك سيرة حياة خالية من العثرات والسقطات ...
'' بل النجاح هو أن تمشي فوق أخطائك وتتخطى كل مرحلة ذهبت جهودك فيها هدراً وتتطلع الى المرحلة المقبلة..
.. ولو كان هناك من كلمة تلخص هذه الدنيا فستكون بكل بساطة '' استمر '' ...

12/02/2023

Waxay ahayd Nolol iska War hayn leh maalin iyo haben layskugu iman jiray Carur iyo cirolaba oo darisku iskula so waregi jiray Cunada oo layskaga War qadan jiray Oo sheko xamasad iyo tu gu'yaal horeba laga shekaysan jiray Wa wakhti Lawada kaftami jiray
Badanaana Waxaa Sidan la samayn jiray Xiliga Gu'ga lagu jiro ama Wakhti Roobaadka ee ay reeruhu nimcada alle iskaga jiraan ee uu ka yaraaday Rafaadkii iyo Dhaankii meelaha fog Fog la tagi jiray

18/12/2022

Nin reer baadiye ah ayaa ninkale oo reer baadiye ah caayay.
Ninkii la caayay ayaa iska aamusay, waxaa lagu yiri maxaad uga aamustay ninka.? Wuxuu yiri "Ma aqaano ceebihiisa, sidaas darteedna waxaan nacay inaan ku been abuurto oo aan ku caayo wax uusan aheyn".😊

18/12/2022

Gabdhaheenna nin hantiile ah haddii uu soo doonto farxad inta ay la waashaan bey dagdag ku aqbalayaan🙈

Lakiin nin faqiir ah haddii uu soo doonto🥲 Salaatul Istiqaara ayey u ordayaan xitaa ninka haddii uu yahay mid wanaagsan oo ay Sunnada ka muuqato😇

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Jidka 30ka
Jijiga
251