20/07/2026
انعقد صباح الأمس، يوم السبت (2/صفر/1448هـ) اختبار الشهر التمهيديّ لمعهد المنهاج الإسلاميّ بمسجد النّور بمدينة جِكْجِكَا. وقد جلس للاختبار عدد يصل إلى 675 طالبا وطالبة.
واجتياز هذا الاختبار بمثابة الانتقال إلى المرحلة التالية للمعهد التي ستنطلق يوم السبت القادم إن شاء الله تعالى.
--------------------------------------------------------------------------
Waxaa shalay subax sabtidii (5-Safar-1448H/ 19-7-2026M) ka furmay masaajidka Nuur ee magaalada Jigjig imtixaanka bishii 1aad ee machadka Al Minhaaj Al Islaami.
Imtixaankan ayaa waxaa u fadhiisatay arday gaadhaysay 675 arday, oo isugu jira wiilal iyo gabdho.
Imtixaankan ayaa noqon doona kan ay ardadu sida rasmiga ah ugu gudbi doonaan billawga heerka 2aad ee machadka oo bilaabmi doona sabtida soo socota haddi Rabbi idmo.
Hijra Islalmic TV
https://www.facebook.com/share/p/1Gi1cZkSXr/